Wararkii ugu dambeeyay ee degaanka Wisil oo lagu dagaalamay
Waxaa saaka xaalad deganaansho ah laga dareemayaa degaanka Wisil ee Koonfurta Gobolka Mudug, halkaas oo shalay ay ku...
Golaha guurtida Somaliland oo ansixiyay xeer cusub
Golaha guurtida ee jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland ayaa manta ansixiyay xeer ogolaanaya in la furo...
Macalimiinta dalka Zimbabwe oo ku hanjabaya inay shaqo joojin sameenayaan
Isniin: June 28 2021 Macalimiinta wax ka dhiga iskuulada dalka Zimbabwe ayaa ku hanjabaya inay shaqo joojin sameenayaan...
Al-shabaab oo sheegtay in dagaalkii shalay Wisil ay ku dileen ilaa 50 askari oo Galmudug ah
Isniin: June 28 2021 Ciidan lagu qiyaasay illaa iyo konton iyo labo, ayey al-shabaab ku dileen shaley weerar...
Dahabshiil oo sheegtay iney ka dhiseyso Muqdisho daarta uggu dheer
Isniin: June 28 2021 Shirkadda Dahabshiil ayaa maanta shir ay ku qabatey Muqdisho shaaca kaga qaaddey mashruuc balaaran,...
Ganacsatada xaafadda Islii oo doortay Gudoomiye cusub
Isniin: June 28 2021 Ganacsatada Suuqa Soomaalida Islii ee magaalada Nairobi ayaa doortay guddoon cusub oo badali doona...
Gaadiid Dagaal oo ka kala tagay Dhuusamareeb Hobyo iyo Gaalkacyo oo gaaray deegaanka Wisil
Isniin: June 28 2021 Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ay gaareen...
UNHCR oo sheegtay in Qaxooti Eritrea-yan ah ay ugga furayaan xero Degaanka Amxaarada
Isniin: June 28 2021 Dowladda Itoobiya iyo hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka iyo qaxootiga, ayaa sheegay in...
Qaramada midoobay oo sheegtay in ay dad ku barakaceen dagaalkii Wisil ee shalay
Isniin: June 28 2021 Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka arrimaha bani’aadanimada, ayaa war ay soo saartey sheegtay...
Rooble iyo madaxweyne Qoor Qoor oo booqday dhaawacyadii shalay laga keenay degmada Wisil
Isniin: June 28 2021 Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye...