Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Maraykanka oo madaxda federaalka iyo dowladaha xubnaha ah ugu baaqay in Doorashada la qabto

Khamiis: Luliyo 1 2021 Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka Antony Blinken ayaa ugu baaqay madaxda dowladda federaalka iyo dowladaha...
QOL ContributorJul 1, 2021Jul 1, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Booliska caalamiga ah oo howlgal kula wareegay shirkadda Double VPN

Howlgal uu booliiska caalamiga ah sameeyay, ayaa lagula wareegay xarumaha internet-ka ee shirkad gaar loo leeyahay, taas oo...
Bashiir BarreJul 1, 2021Jul 1, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

61 sano guurada Xorriyadda dalkeenna ee 1da Luulyo oo Muqdisho lagu qabtay iyo Rooble oo ka hadlay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay 61 sano guurada Xorriyadda...
Bashiir BarreJul 1, 2021Jul 1, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Nin lagu qasbay inuu garab seexdo meydka xaaskiisa oo magdhaw helay

Khamiis: Luliyo 1 2021 Nin Kenyan ah oo bishii May ee sanadkii tagey lagu qasbay inuu habeen la...
QOL ContributorJul 1, 2021Jul 1, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Ciidamada Somaliland oo Xiray Marwo ku goglatay qol-keeda jiifka ah Calanka Somaliya

Khamiis: Luliyo 1 2021 Ciidamada Booliska Somaliland ayaa lagu soo warramayaa inay saaka markale xabsiga u taxaabeen Marwo...
QOL ContributorJul 1, 2021Jul 1, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Cayaartii dhex martay Scotland iyo London tagerayasha Scotland Tagay London laga helay 1,991 COVID-19

Khamiis: Luliyo 1 2021 Sida ay xaqiijisay hay’adda Caafimaadka Scotland ugu yaraan 1,991 oo qof oo ka mid...
QOL ContributorJul 1, 2021Jul 1, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Antonio Guterres oo ugu baaqay Mareykanka inay qaado cunaqabateynta saaran Iran

Khamiis: Luliyo 1 2021 Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ugu baaqay dowladda Mareykanka inay qaado...
QOL ContributorJul 1, 2021Jul 1, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

xoghayihii hore difaaca Mareykanka ahana maskaxdii qorsheysay dagaalkii Ciraaq oo geeriyooday.

Khamiis: Luliyo 1 2021 Donald Rumsfeld, oo laba goor soo noqdey xoghayihii difaaca Mareykanka, laguna tilmaamo maskaxdii qorsheysay...
QOL ContributorJul 1, 2021Jul 1, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Cumar Filish oo ka dalbaday dhalinyarada Caasimadda in ay ka qeyb qaataan sugitaanka Ammaanka

. Khamiis: Luliyo 1 2021 Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filsih)...
QOL ContributorJul 1, 2021Jul 1, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay 1da Luulyo.

. Khamiis: Luliyo 1 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu...
QOL ContributorJul 1, 2021Jul 1, 2021
Read More
12861287128812891290