Rooble “ Axmad Madoobe ayaa masuul ka ah doorashada Garbahaarey iyo Kismaayo ee Jubbalnad
Sabti: July 10- 2021 Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta markii uu ka ambabaxayay magaalada...
Madaxweynaha Afghanistan oo Taalibaan ugu baaqay wadaxaajood
Sabti: July 10- 2021 Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa ururka Taalibaan ugu baaqay in dib loo billaabo...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Garbahaarey
Sabti: July 10- 2021 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta...
Itoobiya oo sharuud ku xirtay diyaaradaha ka dagaya gobolka Tigray ee wada gargaarka
Sabti: July 10- 2021 toobiya ayaa sheegtay diyaaradaha deegaanka Tigraay ku socda ama ka yimaadda inta aysan...
Ra’sul Wasaaraha Soomaaliya oo gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo
Sabti: July 10- 2021 Ra’sul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta...
Al-shabab “ Mujaahidiinta camaliyad istish-haadi ayay la beegsatay taliyaha booliska Riddada Farxaan Qaroole
Sabti: July 10- 2021 Saacado kadib Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qarax is-miidaamin ahaa oo barqanimadii maanta...
Wariye u dhashay dalka Marooko oo lagu xukumay shan sano oo xarig ah
Sabti: July 10- 2021 Saxafi caan ah oo ku xeel dheer barnaamijyada baaritaanada ee dalka Marooko ayaa...
Qasaaraha ka dhashay Weerarkii Al-shabaab ee taliyaha ciidmada booliska oo soo kordhaya
Sabti: July 10- 2021 Ku dhawaad 7 qof ayaa ku dhimatay Qaraxii saakay aroor hore ka dhacay...
Hay’adda FAO oo sheegtay inay kordhisay howlgalada lagu xakameynayo ayax Soomaaliya.
Sabti: July 10- 2021 Hay’adda Cunnada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO) ayaa sheegtay inay kordhisay howlgalada...
Rwanda oo Ciidamo geyso dalka Mozambique si ay ugu qeyb qaataan dagaalka lagu jiro
Sabti: July 10- 2021 Dowladda Rwanda ayaa bilowday in Ciidamo gaaraya 1,000 oo askari ay geyso dalka...