Saudi Arabia “ Ganacsiyadu waa in ay furnaadaan xilliyada salaadaha
Sabti: july 17, 2021 Sacuudi Carabiya ayaa si rasmi ah ugu oggolaatay ganacsiyada in ay furnaan karaan xilliyada...
dowladda Afghanistan oo wadahallada nabadeed la furaysa Xoogaga Taalibaan Magaalada Dooxa
Sabti: july 17, 2021 Ilo wareedyo ka tirsan dowladda Afghanistan ayaa BBC u sheegay in wadahallada nabadeed ay...
Mareykanka oo baaraya xaalado caafimaad diblumaasiyiinta iyo shaqaalaha Safaarada ee Vienna
Sabti: july 17, 2021 Dowladda Mareykanka ayaa baareysaa xaalado caafimaad darro ah oo soo wajahday diblumaasiyiinteeda iyo shaqaalaheeda...
Itoobiya oo xirtay in ka badan 300 qof oo looga shakiyay inay taageerayeen TPLF
Sabti: july 17, 2021 Booliska Itoobiya ayaa sheegay inay xireen in ka badan 300 qof oo lagu tuhunsan...
Booliska Somaliland oo Gacanta ku dhigay Khamri farabadan
Ciidamada Booliska Soomaliland ayaa howlgallo kala duwan oo ay sameeyeen ayaa waxaa ay gacanta ku dhigeen Khamri farabadan...
Jubbaland oo Magacaawday Guddi Cusub ( Warsaxaafadeed)
Guddoonka Golaha wakiilada Dowlad GoboleedkaJubbaland, ayaa maanta magacaabay xubnaha guddiga Baarlamaanka ee qabashada doorashada Aqalka sare ee Jubbaland.Magacaabistaan...
Madaxweynaha Koonfur Afrika oo ka digay in rabshadihii dhacay ay dalka u horseedi doonan dhibaato
Sabti: July 17, 2021 Madaxweynaha Koonfur Africa, Cyril Ramaphosa ayaa ka digay in rabshadihii dhawaan ka dhacay halkaasi...
Xisbiyada Kulmiye iyo UCID ee Somaliland oo heshiis gaaray
Sabti: July 17, 2021 Xaflad lagu shaacinayay heshiiska dhexmaray Isbahaysiga xisbiga Kulmiye iyo garab ka mid ah xisbiga...
Jubaland oo magacawday guddiga doorashada Aqalka Sare
Sabti: July 17, 2021 Gudoomiyaha golaha wakiillada dawlad goboleedka Jubaland Cabdi Maxamad Cabdiraxmaan ayaa magacaabay guddiga doorashada xubnaha...
Tababar loo soo xiray Ciidamo ka tirsan Booliska Galmudug
Tababarkan oo mudo 45-maalmood ah magaalada Dhuusamareeb uga socdey Ciidamada ka howlgala Saldhiga Booliska Caasimadda iyo Ciidamada Birmadka...