Feysal Cali Waraabe” Waa sharci darro xildhibaanadii heshiiska la galay xisbiga Kulmiye”
Guddoomiyaha xibsiga mucaaradka ah ee UCID ee Somaliland, ayaa sheegay inuusan waxba ka jirin heshiis shalay magaalada Hargeysa...
Guddiga xalinta Gobolka Gedo Oo Gaaray goor dhawayd Magaalada Kismaayo
Axad: July 18, 2021 Guddiga ayaa markii ay kaso dageen garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo, kaddib loo gudbiyay...
R/wasaare Rooble oo kulan la qaatay wafdi ka socday midowga Yurub iyo Norway
Axad: July 18, 2021 Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magaalada Muqdisho waxaa...
Somaliland oo loogu baaqay inay sii deyso dadka loo xiray calanka Soomaaliya
Axad: July 18, 2021 Xafiis u doodo arrimaha xuquuqul insaanka ayaa ka codsatay Somaliland inay sii deyso 42...
Webiga dhexmara Baledweyne waxaa saaka laga lehay maydka laba wili oo walaalo ah
Axad: July 18, 2021 Webiga dhexmara magaalada Baledweyne waxaa saaka laga lehay maydka laba wili oo walaalo ahaa,...
Wasiirkii hore ee amniga Soomaaliya oo ka hadlay warbixintii Midowga Afrika.
Axad: july 18, 2021 Wasiirkii hore ee amniga Soomaaliya, ahna haatan xildhibaan ka tirsan golaha shacabka Mudane Cabdirisaaq...
Bashar al-Assad oo markii afraad loo dhaariyay xilka madaxweynaha Suuriya
Axad: july 18, 2021 Madaxweynaha Suuriya Bashar al-Assad oo si rasmi ah dib loogu doortay markisii afraad bishii...
Gujarat: Ilmaha Hindiga ah ee labada goor la afduubay
Axad: july 18, 2021 Ilmo laba maalmood jiray oo ay dhashay muruqmaal ku nool gobolka galbeed ee Gujuraat...
Ciidamada Milatariga iyo kuwa Galmudug oo goor dhawayd la wareegay degaanka Camaara
Axad: july 18, 2021 Ciidamada Milatariga dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaya Daraawiishta Galmudug, ayaa maanta si buuxda ula...
Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo weerar ku qaaday degaanka Camaara ee Mudug.
Axad: july 18, 2021 Ciidamada Milatariga dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaya Daraawiishta Galmudug, ayaa saaka weerar culus oo...