dunida muslimka iyo dalalka ay ku nool yihiin dadka muslimiinta oo maanta looga dabaal-degaya munaasabadda Ciidda Carrafo.
Talaado: July 20 2021 Dhammaan dunida muslimka iyo dalalka ay ku nool yihiin dadka muslimiinta, ayaa maanta looga...
Qarax khasaare badan dhaliyay oo ka dhacay magaalada Baqdaad
Talaado: July 20 2021 Qarax khasaare badan dhaliyay, ayaa ka dhacay magaalada Baqdaad ee caasimadda waddanka Ciraaq, sida...
Burcad hubeysan oo CapeTown xalay dil dhaawac iyo Boob u geystay dhalinyaro Soomaaliyeed
Talaado: July 20 2021 Kooxo Burcad hubeysan ah ayaa xalay magaalada CapeTown ee waddanka Koonfur Afrika ay dil,...
Canada oo dalkeeda u oggolaatay dadka Mareykanka ah ee qaatay tallaalka COVID19
Talaado: July 20 2021 Dowladda Canada ayaa sheegtay in laga bilaabo Sagaalka bisha August, dadka Maraykanka ah ee...
Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed oo diiday in uu ka qeyb gelo furitaanka ciyaaraha Olimbikada
Isniin: july 19 2021 Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed, Moon Jae-in, ayaa meesha ka saaray qorshihii uu uga qeyb geli...
Britain iyo Yurub oo cambaareeyey weerarada dhanka internetka oo dowladda Shiinaha lagu eedeeyay
Isniin: july 19 2021 Britain iyo Midowga Yurub ayaa cambaareeyey weerarada dhanka internetka ee ay sheegeen inay geysteen...
Diyaarad ay leeyihiin militariga Nigeria oo raadinaysay dad la afduubtay oo la soo riday
Isniin: july 19 2021 Diyaarad ay leeyihiin militariga Nigeria oo raadinaysay dad lagu afduubtay waqooyiga dalkaas ayay soo...
Maraykanka oo Soomaalida sharciga aan lahayn Maraykanka 18 bilood lagu kordhiyey waqtiga ay sii joogi karaan
Isniin: july 19 2021 Xoghayaha Amniga Gudaha ee Dowladda Maraykanka Alejandro N. Mayorkas ayaa ku dhowaaqay in dadka...
Waa kuma ninka guursaday Kim Yo-jong walaashiis?
Isniin: July 19, 2021 Sannadihii ugu dambeeyay, Kim Yo-jong ayaa si wayn uga soo muuqatay saaxadda siyaasadda iyo...
Markab laga leeyahay dalka Turkiga oo soo badbaadiyey 80 tahriibeyaal ah
Isniin: July 19, 2021 Markab laga leeyahay dalka Turkiga, oo ku guda jiray waajibaadkiisa kormeerka meel ka baxsan...