shirkadaha Diyaaradaha ee Haala Airline iyo Blue Sky oo loo diiday in ay baydhabo ka dagan maanta
Isniin: July 19, 2021 Maamulka Koonfur Galbeed ee Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa amray in diyaarado rakaab siday oo ka...
Turkiga oo jawaab ka bixiyay go’aan xijaabka ku saabsan oo maxkamad ka soo baxay
Isniin: July 19, 2021 Turkiga ayaa dhaleeceeyay xukun ka soo baxay maxkamadda ugu sarreysa Midowga Yurub oo oggolaatay...
Manchester United oo sheegtay in dhakhaatiirta daweyn doonaan dhaawaca garabka ciyaaryahanka Marcus Rashford
Isniin: July 19, 2021 Maamulaha kooxda Manchester United, Ole Gunner Solskjaer, ayaa sheegay iney tahay wax aan la...
Qaar kamid ah mas’uuliyiinta Hirshabeele oo si kulul ugga jawaabay war ay soo saareen Midowga Murashaxiinta
Isniin: July 19, 2021 Dowlad goboleedka Hirshabeelle ee Soomaaliya ayaa gaashaanka u daruurtay in caqabad siyaasadeed ay ka...
Sheydaankii reer Denmark ee sameeyey sawir gacmeedyada uu ku gefay Nebi Muxamed SCW oo Baqtiyay
Isniin: July 19 2021 Farshaxamiistihii malcuunka ahaa ee reer Denmark ee sameeyey sawir gacmeedyada uu ku sheegay uguna...
Sudan oo ka digtay buuxinta wajiga labaad ee biyo xireenka Itoobiya
Isniin: July 19 2021 Dowladda Sudan ayaa kadigtay kororka biyaha ee wabiga Niil, iyadoo uu ka da’ayo roobab...
Biden oo ka dalbadey facebook ka hortagga wararka caafimaadka ee been abuurka ah
Isniin: July 19 2021 Madaxweynaha Mareykanka, ayaa sheegay in wararka been abuurka ee la isla dhex maro baraha...
Shirkad laga leeyahay Israel ah oo basaastey taleefanada madax caan ah
Isniin: July 19 2021 Shikad laga leeyahay Israel, ayaa la ogaadey iney basaaseysay tiro badan oo dad caan...
Xiisadda siyaasadeed iyo khilaafka u dhaxeeya Imaaraadka iyo Sacuudiga oo ka sii dartay
Isniin: july 19, 2021 Falanqeeyayaasha taageersan Dowladda Sacuudi Carabiya ee ku sugan dalkaas ayaa bilaabay cambaareyn ay u...
Dagaalka gobolka Tigray oo ku faafay gobollada deriska la ah
Isniin: july 19, 2021 Mucaaradka gobolka Tigray ee Ethiopia ayaa fuliyey holwgallo ka dhan ah ciidamo taageersan dowladda...