Wasiirka Arrimaha Dibadda somaliya oo kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Ireland
Jimco: july 23 2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo xalay casho sharaf u sameeyay Guddiga Doorashooyinka heer Federaal.
Jimco: july 23 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay casho sharaf u sameeyay...
200 oo ruux oo laga raadinayaa gobol ka tirsan Mareykanka kaddib fayrasox laga helay
Jimco: july 23 2021 Dad ka badan 200 oo ruux ayaa laga raadinayaa 27 gobol oo ka tirsan...
20 qof oo rayid ah oo ku dhimatay dagaal ka dhacay gobolka Canfarta ee dalka Itoobiya
Jimco: july 23 2021 Ugu yaraan 20 qof oo rayid ah ayaa la dilay tobanaan kun oo kalena...
Ciidamada Kenya oo toogasho ku dilay laba ka mid ah koox burcad ah xaafadda Islii
Jimco: july 23 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi gaar ahaan xaafadda Islii ayaa sheegaya in Ciidamada dharcadka...
Ra’iisul’wasaarihii hore ee Canadda oo ku guuleystey abaalmarinta Nobel Peace Prize
. Khamiis: july 22 2021 Waxaa kasoo wareegtay 65 sano markii Ra’iisul’wasaarihii hore ee Canadda Lester Pearson uu...
Jilaaga weyn ee Aflaanta Bollywood Salman Khan oo Caruur ku dhalay Dubai
Khamiis: july 22 2021 Jilaaga weyn ee Aflaanta Bollywood Salman Khan, ayaa beeniyay wararka sheegayay in xaas iyo...
Deni oo kulan kula qaatay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland
Khamiis: july 22 2021 Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada kulan kula qaatay...
War deg deg ah: Dagaal ka dhex qarxay Ciidamada Galmudug iyo Al-shabaab deegaanka Camaara ee gobolka Mudug.
Khamiis: july 22 2021 Waxaa goor dhawayd oo caawa Fiidkii ah Dagaal culus oo dhexeeya ciidamada xoogga oo...
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo shaaciyay dhibaato kajirto degmada Cadale iyo Madaxweynayaa Horre Oo Gaaray
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay in degmada Cadale oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe...