Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Bandhigga Caalamiga Buugaagta Hargeysa oo maanta furmay

Sabti: july 24 2021 Magaalada Hargaysa waxa maanta ka furmay bandhigga caalamiga ah ee buugaagta ee Hargeisa Book...
QOL ContributorJul 24, 2021Jul 24, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal & Xubno la socda oo gaaray Kismaayo

Wafdi uu hoggaaminaayo guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka heer federaal FEIT ee Soomaaliya Maxamed Xasan Maxamed ( Cirro)  ayaa...
Bashiir BarreJul 24, 2021Jul 24, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Jubbaland oo sheegtay inay si deg deg ah u qabaneyso doorashada Aqalka Sare

Guddoomiyaha guddiga Baarlamaanka Jubbaland u qaabilsan qabashada doorashada aqalka sare Baarlamaaanla Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Jubbaland Xildhibaan Xuseen Xirsi...
Bashiir BarreJul 24, 2021Jul 24, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ku wajahan dalka Ingiriiska

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaasriinta ee dowladda  Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa la filayaa in uu safar ku...
Bashiir BarreJul 24, 2021Jul 24, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Golaha Ammaanka oo Cambaareeyay Tallaabo uu qaaday Turkiga

Golaha Ammaanka ee QM ayaa Jimcihii cambaareeyay qorshaha ay dowladda Turkey iyo hoggaamiyeyaasha Turkish-ka ah ee waqooyiga Qubrus...
Bashiir BarreJul 24, 2021Jul 24, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha DDS oo QM kala hadlay xal u helida Colaadaha & Barakacayaasha

Madaxweynaha  Dowlad deegaanka Soomaalida, Mustafa Muxumed Cumar ayaa waxaa uu kulan Magaalada Jigjiga kula qaatay isku duwaha gargaarka...
Bashiir BarreJul 24, 2021Jul 24, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

SAWIRO:- Saraaakiil ka tirsan AMISOM oo kormeeray Goob loo asteeyay doorashada Baarlamaanka

Waxaa Maanta Goobta loo asteeyay in doorashada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland lagu qabto booqasho ku tegay saraakiil katirsan...
Bashiir BarreJul 24, 2021Jul 24, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Ku dhowaad arday gaaraysa 2,692 oo ka qalin-jabisay Jaamacadda Jigjiga

Sabti: July 24 2021 Ardaydii ugu badnayd abid oo ka qalin jabisay Jaamacadda Jigjiga Ku dhowaad arday gaaraysa...
QOL ContributorJul 24, 2021Jul 24, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ku wajahan Magaalada London

Sabti: July 24 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo...
QOL ContributorJul 24, 2021Jul 24, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Arday Soomaali ah oo ka soo cararay dagaallada ka socda gobolka Tigray

Sabti: July 24 2021 Iyadoo ay dagaallo ka socdeen Gobolka Tigray ee Waqooyiga dalka Itoobiya, ayaa waxaa halkaasi...
QOL ContributorJul 24, 2021Jul 24, 2021
Read More
12291230123112321233