Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo shaacisay horumarada laga gaaray doorashooyinka

Talaado: july 27 2021 Xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey horumarada illaa iyo...
QOL ContributorJul 27, 2021Jul 27, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Ciidamada xoogga iyo kuwa Galmudug oo saakay dhaq dhaqaaqyo Ciidan ku Wajahan Xaradheere ka wada Mudug.

Talaado: july 27 2021 Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Daraawiishta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay weli...
QOL ContributorJul 27, 2021Jul 27, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dagaal u dhaxeeya Canfarta iyo Somalida oo goor dhawayd bilaawday

Talaado: july 27 2021 Dagaal ayaa hadda ka socdaa duleedka magaalada Garba Ciise kaas oo u dheexeeyo Soomaalida...
QOL ContributorJul 27, 2021Jul 27, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dabeylaha xoogan oo shaqo la’aanta dhigay kalluumeystada Berbera

Talaado: july 27 2021 Kalluumeysatada magaalada Berbera ayaa sheegay iney camal la’aan la soo deristay kaddib marki ay...
QOL ContributorJul 27, 2021Jul 27, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Axmed Madoobe xalay kulan gaar ah la qaatay guddiga hirgelinta doorashada heer federaal & midka maamulkaasi

Talaado: july 27 2021 Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xalay kulan gaar ah...
QOL ContributorJul 27, 2021Jul 27, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

57 Muhaajiriin oo geeriyoodeen Dooni shalay ku degtay meel ka baxsan Xeebaha Liibiya.

Talaado: july 27 2021 57 Muhaajiriin ayaa laga cabsi qabaa inay ku geeriyoodeen Dooni shalay ku degtay meel...
QOL ContributorJul 27, 2021Jul 27, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dabley hubaysan oo dad shacab ah ku laayay baadiyaha degaanka Dhagxanya-cadde oo ku dhow degmada Galdogob

Talaado: july 27 2021 Dabley hubaysan ayaa dad shacab ah xalay ku laayay baadiyaha degaanka lagu magacaabo, Dhagxanya-cadde...
QOL ContributorJul 27, 2021Jul 27, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Q.midoobay “ Afghanistan Sannadkan waxaa ku dhintay shacabkii ugu badnaa oo gaaraya 3000 kun

Isniin: July 26 2021 Warbixino cusub oo ka soo baxay qaramada midoobaya ayaa caddaynaya in dadka shacabka ah...
QOL ContributorJul 26, 2021Jul 26, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Xisbiyada siyaasadeed ee Tunisia oo ku eedeeyay madaxweynaha inuu sameeyay afgambi

Isniin: July 26 2021 Xisbiyada siyaasadeed ee ugu waaweyn dalka Tunisia ayaa ku eedeeyay madaxweynaha inuu sameeyay afgambi...
QOL ContributorJul 26, 2021Jul 26, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland oo xaruntaas ku soo dhaweeyay Madaxweynihii hore Puntland Cabdiraxmaan Faroole

Isniin: July 26 2021 Guddoomiyaha Baarlamanka dowladda, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta oo Isniin ah Xafiskiisa ku qaabilay...
QOL ContributorJul 26, 2021Jul 26, 2021
Read More
12221223122412251226