TPLF oo sheegtay in ciidamadooda ay kusii siqayaan jiha kasta xitaa roobka uusan hor istaagi karin.
Arbaco: july 28 2021 Afahayeenka fallaagada TPLFee la dagaallanta waqooyiga Itoobiya ayaa sheegay in ciidamadooda ay kusii siqayaan...
Maamulka Gobolka Hiiraan oo ka hadlayt Qarax ka dhacay Coomaad.
Arbaco: july 28 2021 Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay Gaari la sheegay in laga soo buuxiyay Walxaha...
Batuulo Sheekh Axmed Gaballe oo ka hor timid liiska xubnaha musharraxiinta Aqalka Sare ee Jubbaland.
Arbaco: july 28 2021 Guddoomiyaha guddiga uu dhowaan ra’iisul wasaaraha Soomaaliya u magacaabay u ololeynta iyo xaqiijinta qoondada...
Suldaanka beesha Mareexaan oo ka digay qorshe Farmaajo uu QOOR QOOR u dhiibay
Arbaco: july 28 2021 Suldaan Bayle Cumar Daad, oo ah Suldaanka beesha Mareexaan oo Madaxwayne Farmaajo uu ka...
Human Rights Watch oo sheegtay in ciidamada Israa’iil ay galeen dambiyo dagaal.
Arbaco: july 28 2021 Hay’adda u doodda xuquuqda aadnaha ee Human Rights Watch waxay sheegtay ciidamada Israa’iil iyo...
Askari kamid ah kuwa QM oo lagu dilay weerar ka dhacay Jamhuuriyada Afrikada dhexe
Arbaco: july 28 2021 Wakalada AFP ayaa sheegtay in askari kamid ah kuwa nabad ilaalinta QM lagu dilay...
Jigjiga oo ka socoto bannaan-bax weyn oo looga horjeedo xasuuq la sheegay in Canfartu ka gaysteen
Arbaco: july 28 2021 Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad degaanka Soomaalida DDS waxa saaka ka socda bannaan-bax weyn...
Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo ku wajahan Jubbaland.
Arbaco: july 28 2021 Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya Cabdullahi Abyan Nuur iyo wafti uu hogaaminayo ayaa...
Dabley hubaysan oo Gobolka Sool xalay ku af-duubtay dad rayid ah
Arbaco: july 28 2021 Dabley hubaysan oo ka soo jeeda Gobolka Sool, ayaa xalay degaanka Carrooley ee Gobolkaas...
Islaamulka Soomaalida ee Ethiopia oo ka hadashay xasuuqii shalay
Arbaco: july 28 2021 War-saxaafadeed ka soo baxay xukuumadda Islaamulka Soomaalida ee Ethiopia ayaa lagu sheegay in maamulka...