Taliye Xijaar oo xilkii ka qaaday Taliyihii saldhiga Booliska degmada jowhar
Jimco: july 30 2021 Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya Cabdi Xasan maxamed Xijaar ayaa xilkii ka qaaday saldhiga Booliska...
Askari Maraykan ah oo loo haysto inuu dab qabadsiiyay markab dagaal
Jimco: july 30 2021 Ciidanka badda Maraykanka ayaa dacwad ka gudbiyay askari loo haysto in sanadkii 2020 uu...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland oo ka hadlay doorashadii Kismaayo.
Khamiis: july 29 2021 Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay doorashadii maanta ka...
Xildhibaanno ka soo Jeeda Somaliland oo ku shiray muqdisho soona saaray War-murtiyeed.
Khamiis: july 29 2021 Xildhibaanno tiradooda ay tahay 40 oo ka tirsan labada gole ee baarlamaanka soomaaliya, sidookale...
Garsoorka dalka Tunisia oo furay baaritaan la xiriira eedeymo sheegaya in xisbiyada siyaasadeed
Khamiis: july 29 2021 Garsoorka dalka Tunisia ayaa furay baaritaan la xiriira eedeymo sheegaya in xisbiyada siyaasadeed ay...
R/Wasaare Rooble oo ka hadlay shirka Calaamiga waxbarashada London
Khamiis: july 29 2021 Ra’isul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo qeyb ka ah madaxda Caasimada london...
Ra’iisul Waaaaraha Soomaliya oo kulan la qaatay Xoghayaha Arimaha Dibadda ee dalka Britain
Khamiis: july 29 2021 Ra’iisul Waaaaraha Xukuumadda Soomaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Arimaha Dibadda...
Madaxweyne Cali Guud laawe oo la kulmay guddiga hirgalinta doorashooyinka ee Hir-shabeelle,
Khamiis: july 29 2021 Madaxweynaha dowlad goboleedka Koofur Galbeed Cali Guud laawe Xuseen ayaa kulan la qaatay guddiga...
Madaxweyne Biden oo ku dhowaaqaya siyaasad cusub oo la xiriirta COVID-19
Khamiis: july 29 2021 Madaxweyne Joe Biden ayaa Khamiista maanta ah ku dhawaaqi doono in malaayiinta qof ee...
Guddoomiyaha Doorashooyinka Heer Federaal Cirro oo ka hadlay doorashadii Kismaayo
Khamiis: july 29 2021 Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya ayaa maanta ka billaabatay magaalada...