Baarlamanka Puntland oo maanta oo Isniin ah dib u bilaabaya fadhiyadoodii caadiga ahaa,
Talaado: AUGUST 3, 2021 Mudanayaasha Baarlamanka Puntland, ayaa maanta oo Isniin ah dib u bilaabaya fadhiyadoodii caadiga ahaa,...
100 jir waardiye ahaa oo maxakamd loo soo taagayo inuu qayb ku lahaa dilka kumanaan qof
Talaado: AUGUST 3, 2021 Nin 100 jir ah oo la sheegay inuu waardiye ka ahaan jiray xeradii Naaziga...
F-35 Wax ka ogow sababta diyaaradda dagaal ee Mareykanka u tahay midda ugu fiican
Isniin: August 2, 2021 Markii maamulka Madaxweyne Bill Clinton uu la yimid fakradda diyaarad dagaal sanadkii 1995, waxay...
Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug oo la kulmay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay
Isniin: August 2, 2021 Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid, ayaa la kulmay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...
Ra’isul-Wasaarihii Dalka Armenia Oo Dib Loo Doortay
Isniin: August 2, 2021 Nikol Pashinyan ayaa mar kale loo magacaabo Ra’isul-wasaaraha dalkaasi, kadib, markii ay soo sharxeen...
Kooxda Horseed oo 41 sano kaddib ku guuleysatay horyaalka Somali Premier League
Isniin: August 2, 2021 Kooxda kubadda cagta Horseed ayaa 41-sano kaddib ku guuleysatay Horyaalka Somali Premier League xilli...
Rooble oo kulan deg deg ah isugu yeeray xubnaha guddiga doorashooyinka gobollada waqooyi
Isniin: August 2, 2021 Ra’iisul wasaare Rooble ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray xubnaha guddiga doorashooyinka gobollada...
Go’aan maxkamadeed oo ku saabsan mustaqbalka Falastiyiniinta xaafadda Sheekh Jarrax oo baaqday
Isniin: August 2, 2021 Waxaa natiijo la’aan ku soo dhammaaday dhagaysiga dacwad ka socotay maxkamadda sare ee Israa’iil...
Gudoomiye Cabdi Xaashi oo soo jeediyay qaabka lagu xallin karayo doorashada xildhibaannada Waqooyi
Isniin: August 2, 2021 Guddoomiyaha aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ra’iisalwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble...
Dowladda Itoobiya oo Wacad ku martay in ay ka takhluusi doonto TPLF
Isniin: August 2, 2021 Dowladda Itoobiya ayaa waalli ku tilmaantay dalabka fallaagada TPLF ee ka dagaallabto gobolka woqooyi...