Xoghayaha arrimaha dibedda ee Mareykanka oo si kulul u cambaareeyay Dowladda Bishaar Al-Asad
Axad: August 8, 2021 Xoghayaha arrimaha dibedda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa si kulul u cambaareeyay weerar Arbacadii...
Wasiirka Arrimaha dibadda kenya oo lagu wado inay booqasho ku timaado Muqdisho.
Axad: August 8, 2021 Wasiirka Arrimaha dibadda waddanka Kenya, Raychelle Omamo ayaa lagu wadaa, in ay maanta oo...
Ciidamada dowladda iyo Daraawiishta Jubaland oo dagaal kula galay Al-shabaab degaanka Baar-sanguuni
Axad: August 8, 2021 Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, oo ay weheliyaan Daraawiishta Jubaland, oo ku sugan Gobolka Jubada...
Hadal hayn badan oo ka dhalatay amar caawa kasoo baxay madaxweyne Farmaajo
Sabti: August 7, 2021 Hadal hayn badan ayaa ka dhalatay amar caawa kasoo baxay madaxweyne Farmaajo oo lagu...
Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday farmaajo oo soo saaray in hey’adaha dowladdu ay gali karin heshiis ama is af-garad
Sabti: August 7, 2021 Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo saaray dikreeto lagu shaaciyey in...
Mareykanka iyo UK oo muwaadiniintooda ka dalbaday si dhaqso leh uga baxaan Afghanistan
Sabti: August 7, 2021 Dowladaha Mareykanka iyo UK ayaa muwaadiniintooda ka codsaday in ay si dhaqso leh uga...
Kooxda Taliban oo la wareegtay gacan ku haynta magaalo uu awood ku leeyahay dagaal ooge caan ah
Sabti: August 7, 2021 Kooxda Taliban ayaa Sabtida maanta ah la wareegtay gacan ku haynta magaalo uu awood...
Ra’iisul wasaaraha Giriigga oo sheegay in ay waajib tahay badbaadinta nolosha aadanaha
Sabti: August 7, 2021 Raiisul wasaaraha dalka Giriigga oo uu dab ka holcayo ayaa sheegay in dalkaasi ay...
A-shabaab oo taliyaha ciidanka dhulka Gen. Biixi Qarax kula eegatay deegaanka Qeycad ee Mudug
Sabti: August 7, 2021 Wararka ka imanaya deegaanka Hareeridheere oo dhowaan laga saray malayshiyada Al-Shabaab ayaa sheegaya in...
Guddiga doorashada gobollada Waqooyi Garabka Cabdi Xaashi oo goor dhoweyd doortay gudoomiye
Sabti: August 7, 2021 Waxaa soo kordhaya qilaafka u dhaxeeya Maamulka Somaliland ee muqdisho jooga, waxaana haatan ay...