Kiisaska Cudurka COVID-19 ee Muqdisho oo kordhay
Moqdisho,August 09, 2021 —Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixin ka soo saartay kiisaska cudurka COVID-19 ee la diiwaan...
Midowga Musharixiinta oo ka shiray khilaafka Farmaajo & Rooble
Moqdisho,August 09, 2021 —Shir ay aalada fogaan araga ku yeesheen xubno ka tirsan midawga musharixiinta ayay aad uga hadleen...
Guddoomiyaha Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland oo booqday Xabsiyada
isniin: August 9, 2021 Guddoomiyaha Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Siciid Cabdi Muumin ayaa kormeer maalmo qaatay ku taagay...
Midowga musharraxiinta oo war kasoo saaray khilaafka Farmaajo iyo Rooble
. isniin: August 9, 2021 Golaha midowga musharraxiinta mucaaradka ee u taagan xilka madaxweynaha ayaa xalay kulan gaar...
Wefdi ka socda Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo ku wajahan Dhuusamareeb
. . isniin: August 9, 2021 Wefdi ka socda Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta ku wajahan...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo faah faahin ka bixiyey kulankii xalay uu la yeeshay ra’iisul wasaare Rooble.
isniin: August 9, 2021 Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa faah faahin ka bixiyey kulankii gaarka ahaa ee uu...
Roobab xooggan oo xalay ka da`ay magaalada Hargeysa .
isniin: August 9, 2021 Roobab xooggan xalay ka da`ay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Roobabka ayaa daad ku...
Siciid Cabdullaahi Deni oo ka tacsiyeeyay geeridii wasiir ku xigeenkii Hawlaha guud ee Puntland
isniin: August 9, 2021 Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay geerida wasiir ku xigeenkii Hawlaha...
Wasiir ka tirsan Puntland oo u geeriyooday xanuunka COVID-19
isniin: August 9, 2021 Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Hawlaha guud iyo Gaadiidka Puntland, Asad Xuseen Xaashi ayaa saaka...
Wasaaradda Shaqada oo beri fasaxday guud ahaan shaqaalaha dowladda bilowga sanadka cusub ee Hijriga 1443
Axad: August 8, 2021 Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , waxay ku wargelinaysaa dhammaan Shaqaalaha...