Qaramada Midoobay oo bilowday in ay shaqaalaha ka bixiso Afghanistaan Kabul
Arbaco: August 18, 2021 Qaramada Midoobay ayaa billowday inay Afghanistan ka bixiso ilaa 100 shaqaale caalami ah, si...
dad la laayay kadib markii rag hubeysan ay rasaas ku fureen shacab dibad-baxayey oo dejiyey calanka Taalibaan
Arbaco: August 18, 2021 Ugu yaraan saddex qof ayaa la dilay, 12 kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo booqday xarunta Safaaradda JFS ee magaalada Qaahira.
Arbaco: August 18, 2021 Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday xarunta Safaaradda JFS...
Uganda oo dacwad ku soo oogayso askar dad rayad ah ku laysay Somaliya
Arbaco: August 18, 2021 Madaxweynaha dalka Ugaandha Uweri musafani ayaa qiray in ciidamada Uganda ee ka mid ah...
Theresa May oo Canbaaraysay qaabkii loo maamulay qalalaasaha Afghanistan
Arbaco: August 18, 2021 Cambaareyn kulul ayaa gudaha baarlamaanka Britain looga jeediyay sida ay dowladdu u xakameysay qalalaasaha...
Madaxweynihii Afghanistan oo la xaqiijiyay inuu ku sugan yahay Imaaraadka Carabta
Arbaco: August 18, 2021 Waxaan goor dhow sheegnay in madaxweyne Ashraf Ghani la xaqiijiyay inuu ku sugan yahay...
Dowladdaha Masar iyo Soomaaliya oo Qaahira ku kala saxiixday heshiisyo
Arbaco: August 18, 2021 Dowladdaha Masar iyo Soomaaliyua ayaa magaalada Qaahira ku kala saxiixday heshiisyo la xiriira dhinacyada...
Shir muqdisho u furmay DF iyo saraakiishii AMISOM ee shalay soo gaaray Muqdisho
Arbaco: August 18, 2021 Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta uu shir uga furmay Madax ka socota Golaha Nabadda...
Wasiirka Arrimaha Dibedda Turkey oo sheegay in wada hadal la galayaan Taalibaan
Arbaco: August 18, 2021 Turkey ayaa wada-hadallo la leh dhammaan dhinacyada Afghanistan, oo ay ku jirto Taalibaan, waxayna...
Ciidamada Galmudug oo dib ugu laabtay tuullada Shabeelow
Arbaco: August 18, 2021 Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Milatariga Soomaaliya oo ay taageerayaan ciidamada...