Goobihii ganacsiga ee Degmada afgooye oo saakay Xiran iyo Maleeshiyaad lagu arkayo wadooyinka
Axad : August 22, 2021 Wararka ka imaanaya manta degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in...
Uganda oo xaqiijiyay in dalkoodu uu maanta qaabilayo 145 qof oo qaxootiga Afghanistan
Axad : August 22, 2021 Saraakiisha Uganda ayaa xaqiijiyay in dalkoodu uu maanta oo Axad ah qaabilayo 145...
Booliiska Sucuudiga oo xirey nin la sheegay inuu ku caayey nabi Muxummed xaaskiisa Caa’isho
. Axad : August 22, 2021 Booliiska Sucuudiga, ayaa xirey nin la sheegay inuu ku caayey nabi Muxummed...
Madaxweynaha Turkey-ga oo iska fogeeyey in weerar hawada ah ay ku qaadeen waqooyi galbeed dalka Ciraaq
Axad : August 22, 2021 Madaxweynaha Turkey-ga ayaa iska fogeeyey sabtidii in weerar hawada ah ay ku qaadeen...
Kooxda Taalibaan oo gabdhaha suxufiyiinta ka mamnuucday Warbaahinta Qaranka
Axad: August 22, 202 Ugu yaraan laba gabdhood oo suxufiyiin ah oo u shaqeeya idaacadda dowladda Afgaanistaan ayaa...
Wasiirka waxbarashada Somaliland iyo wasiirka waxbarashad Kenya oo kulan yeeshay
Axad: August 22, 202 Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland, Axmed Maxamed Diiriye Toorno, iyo wasiirka waxbarashad...
Itoobiya oo sameysaneysa baro bulsho oo u gaar ah kadib markii Dagaalka Baraha bulshada looga awood badshay
Axad: August 22, 202 Itoobiya ayaa sheegtay iney ku hawlan tahay sameysashada baro bulsho oo iyada u gaar...
Haweeney reer Afghanistan ah oo ku dhashey ilmo yar iyadoo saaran diyaarad Mareykanku ay ku daad gureynayaan Qaxootiga
Axad: August 22, 202 Haweeney reer Afghanistan ah, ayaa ku dhashey ilmo yar, iyadoo saaran diyaarad Mareykanku ay...
Dad reer Afghanistan ah oo ku dhintey garoonka Kabul bannaankiisa kadib isbuurasho
Axad: August 22, 202 Toddobo qof oo rayid ah ayaa ku dhintey isbuurasho ka dhacdey bannaanka garoonka diyaaradaha...
Ciidamada ammaanka oo ku soo qabtay Rag watay Mindi & Bastoolad macmal ah dadka Hiliwaa ku dhici jiray
Axad: August 22, 202 Howlgal ay sameeyeen Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka waxa ay kusoo qabteen labo ruux oo...