Kulan Muqdisho uga furmay Midowga Musharaxiinta Mucaaridka iyo Madaxda dowlad goboleedyada dalka
, Isniin: August 23, 2021 Waxaa goordhoweyd magaalada Muqdisho ka furmay kulan xasaasi ah oo u dhaxeeya Midowga...
Golaha Wadatashiga Qaran iyo Guddiyada doorashooyinka kulan la yeelanayo Diidmada.
isniin: August 23, 2021 Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay magaalada Muqdisho kulan ku yeeshan Xubnaha...
daawooyin iyo qalab oo gudoomiyha dagmada warta nabadda ay gaarsiisay isbitaalka weyn ee Gaalkacyo
isniin: August 23, 2021 Deeq isugu jirta daawooyin iyo qalab caafimaad ayaa waxaa maanta gudoomiyha dagmada warta nabadda...
Musharaxiinta oo diiday habraacii uu soo saaray Golaha Wadatashiga Qaran
isniin: August 23, 2021 olaha Midowga Musharixiinta ayaa war-murtiyeed kasoo saaray habraacyadii shalay kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga...
Xildhibaan Goodax Barre oo si adag kaga hadlay xaaladda kacsan ee Beledweyne daawo
isniin: August 23, 2021 Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo ka tirsan baarlamaankauu muddo xileedkiisa uu dhammaaday ayaa si...
Maxkamadda Ciidamada oo 15-sano oo xabsi ciidan ah ku ridday Cabdirisaaq lagu eedeeyay Al-Shabaab
. isniin: August 23, 2021 Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun 15-sano oo xabsi ciidan ah ku...
Taalibaan oo sheegtay inay hareereeyen maleeshiyada muqaawamada
isniin: August 23, 2021 Taalibaan ayaa maanta sheegtay inay dagaal-yahanadeeda ay hareereeyen maleeshiyada muqaawamada ah ee ku sugan...
Cabdikariim Guuleed oo soo dhaweeyay warmurtiyeedkii ka soo baxay shirkii golaha wadatashiga qaranka
isniin: August 23, 2021 Musharax madaxweyne Cabdikariim Xuseen Guuleed oo kamid ah xubnaha midowga musharaxiinta ayaa soo dhaweeyay...
C/raxmaan C/shakuur “Sanduuqyadii aan ugu yaboohnay doorashada Soomaaliya waa khasaaray
isniin: August 23, 2021 Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa qoraal uu bartiista Facebook...
Joe Biden oo sheegay in ciidamada Mareykanka ay ballaadhiyeen joogitaankooda garoonka ee Kabul
Isniin: August 23, 2021 Madaxweyne Joe Biden ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka ay ballaadhiyeen joogitaankooda agagaarka garoonka diyaaradaha...