Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Koox hubeysan oo toddobaadkii tegay 150 qof ku dilay galbeedka dalka Ethiopia

Jimco August 27, 2021 Koox hubeysan ayaa toddobaadkii tegay 150 qof ku dilay galbeedka dalka Ethiopia, taasi oo...
QOL ContributorAug 27, 2021Aug 27, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Koox hubeysan oo dad ku laayay tuulo u dhow magaalada Jos ee bartamaha Nigeria

Jimco August 27, 2021 Koox hubeysan ayaa toogtay  36 qof waxayna burburiyeen dhismayaal ku yaalla tuulo u dhow...
QOL ContributorAug 27, 2021Aug 27, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Maleeshiyo Beeleed saacadihii la soo dhaafay ku dagaalamay degaanka Mira-cawleed degmada Galinsoor.

Jimco August 27, 2021 khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaal laba maleeshiyo Beeleed saacadihii...
QOL ContributorAug 27, 2021Aug 27, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dagaal dhexmaray beeraleey oo ka dhacay duleedka Beledweyne

Jimco August 27, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal saacadihii lasoo dhaafay maleeshiyaad hubeysan ku...
QOL ContributorAug 27, 2021Aug 27, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Boris Johnson oo si adag uga hadlay Qaraxii shalay ee Kabul.

Jimco: August 27, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa si adag uga hadlay Qaraxii shalay ka dhacay...
QOL ContributorAug 27, 2021Aug 27, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiirka Waxbarashada Puntland oo si adag u dhaliil hannaanka uu Hanti-dhawrka Puntland u maray

. Jimco: August 27, 2021 Wasiirka Waxbarashada dowladda Puntland, Cabdullaahi Maxamed Xasan oo warbaahinta la hadlay ayaa si...
QOL ContributorAug 27, 2021Aug 27, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Maamulka degmada Yaaqshiid oo gacanta ku dhigay koox Burcad ah

Jimco: August 27, 2021 Wararka ka imaanaya degmada Yaaqshiid ayaa sheegaya in xalay Ciidamada ammaanka ee Booliska Soomaaliyeed...
QOL ContributorAug 27, 2021Aug 27, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dhimashada Qarxii ka dhacay afaafka hore garoonka diyaaradaha Kabul oo gaaray 100 qof.

Jimco: August 27, 2021 In ka badan 60 qof oo reer Afghanistan ah iyo 12 askari oo Mareykan...
QOL ContributorAug 27, 2021Aug 27, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Galmudug oo beenisay in Al-shabaab dib u qabsadeen Bacaadweyne iyo Cammaara

Jimco: August 27, 2021 Dowlad goboleedka Galmudug, ayaa beeniyay in Al-shabaab dib u qabsadeen degaannada Bacaadweyne iyo Cammaara...
QOL ContributorAug 27, 2021Aug 27, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Joe Biden “ma cafin doonno. Ma illaabi doonno. Waynu idin ugaarsan doonnaa”

Jimco: August 27, 2021   Joe Biden says ayaa sheegay in daad-gureynta ka socota garoonka Kabul ay sii...
QOL ContributorAug 27, 2021Aug 27, 2021
Read More
11401141114211431144