Ciidamada ilaalada xeebaha Talyaaniga oo badbaadiyay Tahriibayaal farabadan
Moqdisho,August 29, 2021 —Maraakiibta ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa 539 muhaajiriin ah ka soo badbaadiyay dooni kuwa kalluumeysiga ah oo...
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo dib ugu laabteen Magaalada Jowhar
Axad: August 29, 2021 Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa...
Dagaalka Soomaalida & Canfarta oo dib u billowday
Moqdisho,August 29, 2021 —Waxaa lagu soo warramayaa in uu dagaal dib uga bilowday agagaarka magaalada Garba-ciise iyo aagga tuulada...
Ciidamadii ugu Dambeeyay ee u dhashay Britain oo isaga baxay Afganistan
Axad: August 29, 2021 Dowlada Britain ayaa soo gabo gabeesay daadgureynta muwaadiniinteeda ku sugnaa dalka Afganistan gaar ahaan...
Puntland oo Guddoomiye Cusub u Magacaawday Gobolka Cayn
Moqdisho,August 29, 2021 —Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa guddoomiye Cusub u...
Cayaaryahan Mbappe oo ka tagaya PSG Xidhitaanka Suuqa Kala Iibsiga
. Axad: August 29, 2021 Suuqa kala iibsiga ayaa galay maalmihiisii ugu dambeeyay kooxaha ayaana lala xidhiidhinayaa xiddigo...
Soomaali ku go’doosoon xadka Belarus iyo Luthania
Moqdisho,August 29, 2021 —Ku dhawaad 40 qof oo Soomaali ah ayaa ku xaniban inta u dhaxeysa dalalka Belarus iyo...
Kooxaha Liverpool iyo Chelsea oo ku hishiiyay bar bar dhac Xili Cayaar adag dhex martay iyo Man City oo kutumatay Arsenal.
Axad: August 29, 2021 Ka dib ciyaar laba qeyb aheyd , Liverpool iyo Chelsea ayaa ku hishiiyay bar...
Q.midoobay oo ka codsatay xildhibaannada Itoobiya in ay ka diidaan Abiy Ahmed in Urur agagixiso loo aqoonsado TPLF
Axad: August 29, 2021 Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka coday xildhibaannada cusub ee Itoobiya in...
Ku dhawaad 40 qof oo Soomaali ah oo ku xaniban inta u dhaxeysa dalalka Belarus iyo Lithuania
Axad: August 29, 2021 Ku dhawaad 40 qof oo Soomaali ah ayaa ku xaniban inta u dhaxeysa dalalka...