Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Taalibaan oo ku ammaantay ciidamadii caalamiga ahaa ka bixitaankoodii Afghanistan

Arbaco: September 1, 2021 Taalibaan ayaa ku ammaantay ciidamadii caalamiga ahaa ka bixitaankoodii Afghanistan Talaadadii shalay, kuna tilmaantay...
QOL ContributorSep 1, 2021Sep 1, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Putin oo sheegay in ololihii 20-ka sano Mareykanka ee Afghanistan uu ku dhammaaday musiibo

” Arbaco: September 1, 2021 Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta sheegay in ololihii 20-ka sano socday ee...
QOL ContributorSep 1, 2021Sep 1, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiirka Arrimaha Dibedda Qatar oo ka digay go’doominta Taalibaan

Arbaco: September 1, 2021 Wasiirka Arrimaha Dibedda Qatar ayaa Talaadadii ka digay in go’doominta Taalibaan ay hoggaamin doonto...
QOL ContributorSep 1, 2021Sep 1, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dibad baxayaal caraysan oo Falastiiniyiin ah oo gacanta ula tagay askarta Yahuuda

Arbaco: September 1, 2021 Dibad baxayaal caraysan oo Falastiiniyiin ah ayaa gacanta ula tagay askarta Yahuuda magaalada daanta...
QOL ContributorSep 1, 2021Sep 1, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Danjire Tarsan oo ku wajahan Jowhar una Tartami doona Booska aqalka Sare ee uu ku fadhiyo Dr Dufle

  Arbaco: September 1, 2021 Magaallada Jowhar ee caasimaddda Maamulka Hirshabelle waxaa kusoo qulqulaya musharaxiinta utartamaya Aqalka sare....
QOL ContributorSep 1, 2021Sep 1, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Tirada kiisaska xanuunka COVID-19 ee Yurub oo korortay maalmihii la soo dhaafay

Arbaco: September 1, 2021 Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ka digay in ay 236,000 oo qof u...
QOL ContributorSep 1, 2021Sep 1, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dowladda Ingiriiska oo xaqiijisay in mas’uuliyiinteeda ay billaabeen wadahadallo ay la yeelanayaan Taalibaan

Arbaco: September 1, 2021 Dowladda Ingiriiska ayaa xaqiijisay in mas’uuliyiinteeda ay billaabeen wadahadallo ay la yeelanayaan wakiilo sarsare...
QOL ContributorSep 1, 2021Sep 1, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wariye ka tirsan BBC-da Sarah Rainsford oo laga cayriyay dalka Ruushka

Arbaco: September 1, 2021 Weriyaha BBC -da ee Moscow, Sarah Rainsford, ayaa ka tagtay Ruushka, iyadoo mas’uuliyiintu ay...
QOL ContributorSep 1, 2021Sep 1, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiirka Arrimaha Dibadda somaliya oo khadka teleefoonka kula hadlay Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Qatar

Arbaco: September 1, 2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa khadka teleefoonka kula hadlay Ra’iisul...
QOL ContributorSep 1, 2021Sep 1, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiirka Gaashaandhigga oo ka qeybgalay kulan ku saabsanaa mustaqbalka howlgalka Midowga Afrika ee Somaliya

Arbaco: September 1, 2021 Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Senator Xasan Xuseen Xaaji, ayaa ka qeybgalay kulan...
QOL ContributorSep 1, 2021Sep 1, 2021
Read More
11271128112911301131