Afhayeenka madaxtooyada Puntland Jaamac Dabaraani oo si kulul ugu jawaabay Villa Somaliya
Axad: September 5, 2021 Puntland ayaa ka carootay in madaxweyne Farmaajo uu afkiisa ka dhowrto gobolka ay ula...
Hoobiyayaal caawa lagu garaacay Magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka HirShabeelle
Sabti: September 4, 2021 Wararka ka imaanaya caawa Magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka HirShabeelle ayaa sheegaya in...
War DEG DEG: Jadwalka doorashada oo isbeddel lagu sameeyey iyo mid cusub oo lasoo saaray
Sabti: September 4, 2021 Guddiga doorashooyinka heer federaal ee FEIT ayaa soo saaray jadwalka doorashada baarlamaanka 11-aad ee...
Shirka Maalinta Afrika oo ka socda Shiinaha
Muqdisho | September 4, 2021:-Danjire Cawaale Cali Kullane Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dal waynaha Shiinaha ayaa khudbad muhiim...
Wafdi ka socda Soomaaliya oo gaaray Qaahira
Muqdisho | September 4, 2021:-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas...
War deg deg ah: Rooble oo Fariin u diray Taliyaha NISA Fahad yaasiin waqtina u qabtay kiiska Ikraan Daawo
Sabti: September 4, 2021 48 saac kadib Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa markii ugu horeysay...
Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo Jowhar gaaray
Muqdisho | September 4, 2021:-Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray...
Suuriya oo soo dhaweysay codsigii Lubnaan ee ahaa in korontada laga soo xiriiriyo suuriya
Sabti: September 4, 2021 Suuriya ayaa lagu soo warramayaa inay soo dhaweysay codsigii Lubnaan ee ahaa in...
Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabis sameeyay
Muqdisho | September 4, 2021:-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-711/092021...
SAWIRO: Musharax Madaxweyne Daahir Geelle oo qaabilay ergayga gaarka ah ee Norway ee Soomaaliya
Muqdisho | September 4, 2021:-Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka...