Ciidamo Ilaalada madaxtooyada ee koofiya Casta oo la geeyay wasaaradda warfaafinta
Isniin: September 6, 2021 Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo dheeri ah oo ka tirsan...
Ciidamada Farmaajo oo la wareegay Warbaahinta dowladda “ Xitaa hadaan musqusha aadeyno waxey na weydiinayaan ID-Card”
Muqdisho | September 06, 2021:-Ciidamo ka tirsan madaxtooyada gaar ahaan kuwa loo yaqaano Koofi Casta, ayaa la wareegtay...
Puntland oo Maanta xukun ku riday Rag geystay kufsi wadareed
Muqdisho | September 06, 2021:-Maxkamadda Darajada 1aad ee Gobolka Mudug Puntland ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa ay...
Midowga Afrika oo cambaareeyay afgembigii ka dhacay Guinea
Muqdisho | September 06, 2021:-Midowga Afrika ayaa cambaareeyay afgembigii milateri ee ka dhacay dalka Guinea, wuxuuna ku baaqay...
Maamulka Jubbaland oo taageeray Shaqa joojintii lagu sameeyay Agaasimihii Hay’adda NISA
Muqdisho | September 06, 2021:-Qoraal kasoo baxay Maamulka Jubbaland ayaa waxaa lagu taageeray shaqo joojintii Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...
Dhallinyaradii lagu afduubay Magaalada Beledweyne oo la sii daayay
Muqdisho | September 06, 2021:-Wararka Idaacadda Risaala ay ka heleyso Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa...
Dagaal ka dhacay Shabeellaha Hoose & faah faahin kasoo baxeysa
Muqdisho | September 06, 2021:-Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa...
Midowga Musharixiinta oo taageeray Go’aankii RW Rooble
Muqdisho | September 06, 2021:-Midowga musharraxiinta Madaxweynaha ayaa boggaadiyay go’aanka uu RW Rooble shaqada kaga joojiyey agaasimaha Hay’adda...
Dhalinyaradii Saddexda ahaa ee dhawaan sababo la xiriirka kiiska Ikraan Tahliil loo afduubay oo la sii daayay
Isniin: September 6, 2021 dadaal dheer kadib waxaa ugu dambeyn lagu guuleystay in la siidaayo Dhalinyaradii Saddexda ahaa...
Maamulka Jubaland oo si diiran u soo dhaweeyay xil ka joojinta Taliyaha NISA fahad Yaasin.
Isniin: September 6, 2021 Maamulka Jubbaland ayaa Noqday maamulkii ugu horeeyay oo si diiran u soo dhaweeeyayXilka qaadistii...