Madaxweynaha Puntland oo Maanta tegay Gaalkacyo
Muqdisho | September 08, 2021:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta gaaray Waqooyiga Magaalad Gaalkacyo, ee...
Maxabiis ku geeriyootay dab kacay xabsi ku yaalla Indonesia
Arbaco: September 8, 2021 Ugu yaraan 41 qof ayaa ku dhimatay 70 kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray markii...
Muqdisho oo Ciidamo la Ciir Ciiraysa iyo NISA lagu arkay agagaarka Wadooyinka Muqdisho
Arbaco: September 8, 2021 Xaalada magalada Muqdisho oo aad u kacsan saacadihii la soo dhaafay, waxaana laga dareemayaa...
Taliyihii sharci darada ku magacaabay farmaajo oo la wareegay Xilka hay’adda nabad sugida
Arbaco: September 8, 2021 Taliyaha uu sida KMG ah xalay madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ugu magacaabay hay’adda nabad...
Waa kuma Raisal Wasaraha xukuumadda cusub ee Taliban?
Arbaco: September 8, 2021 Hoggaamiyaha dowladda cusub ee kooxda Taliban ay soo dhistay Maxamed Xasan Akhund, waxuu muddo...
Taabid Cabdi Maxamed oo sheegay in wareegtadii Farmajo ay tahay mid lagu hor istaagi rabo baarista kiiska IkraanTahliil
Arbaco: September 8, 2021 Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho ayaa sheegay in Dulucda wareegtadii magacaabista...
Ciidamo ka tirsan Booliska Galmudug oo Rag hubeysan ku dilay duleedka Caabudwaaq ee Galgaduud
Arbaco: September 8, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Israsaaseyn daqiiqado kooban socotay oo Ciidamo ka...
Rooble oo ku siijeeda Hay’adda Nabad Sugida Habar Khadiijo iyo Cabsi laga qabo isku dhac laga soo abaabulay Villa Somaliya
Arbaco: September 8, 2021 Warar hor dhac ah ayaa soo baxaya saacadihii la soo dhaafay oo sheegaya in...
Xoghayaha guud ee QM oo sheegay in aysan aqoonsanen xukuumada cusub ee kooxda Daliban.
Arbaco: September 8, 2021 Farxan Xaq oo u hadlay xoghayaha guud ee QM ayaa sheegay in aysan aqoonsanen...
Mareykanka oo sheegay inuu “ka walaacsan yahay dhismaha dowladda cusub ee Afganistaan
Arbaco: September 8, 2021 Mareykanka ayaa sheegay inuu “ka walaacsan yahay dhismaha dowladda cusub ee Afganistaan oo la...