Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Israel oo xirtay qaar kamid ah ehelada lix qof oo ka baxsatay Xabsi ay maamulaan.

khamiis: September 9, 2021 Ciidamada Israel ayaa 5 qof u xiray oo kami ah ehelada Lix qof oo...
QOL ContributorSep 9, 2021Sep 9, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Ethiopia oo ku eedeeysay Tigreega iney ku dileen 120 qof oo rayid ah ismaamulka Amxaarada.

khamiis: September 9, 2021 Saraakiisha dowladda Ethiopia, ayaa ku eedeeyey dagaal yahanada Tigreega, iney ku dileen 120 qof...
QOL ContributorSep 9, 2021Sep 9, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Zimbabwe oo shaqaalaheeda amartay iney iska talaalaan cudurka Covid19, ama ay shaqada isaga tagaan

. khamiis: September 9, 2021 Dowladda Zimbabwe, ayaa ka dalbatey shaqaalaheeda iney iska talaalaan cudurka Covid19, ama ay...
QOL ContributorSep 9, 2021Sep 9, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland oo xarigga ka jaray Garoonka Kubadda Cagta Gaalkacyo

Arbaco: September 8, 2021  Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta xarigga ka jaray Garoonka...
QOL ContributorSep 8, 2021Sep 8, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo kulan la yeeshay

Arbaco: September 8, 2021  Danjire Cawaale Cali Kullane Safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha kulankan uu la qaadanayay Ku-xigeenka...
QOL ContributorSep 8, 2021Sep 8, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiirkii amniga ee Xilka laga qaaday Xasan Xundubeey oo ka hor yimid

. Arbaco: September 8, 2021  Wasiirka amniga gudaha Xasan Xundubeey oo saacado ka hor uu xilka ka qaaday...
QOL ContributorSep 8, 2021Sep 8, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Wasaarada warfaafinta oo diiday Warbixintii Villa Somaliya caawa qortayna Magacaabistii Raisal wasaare Rooble

. Arbaco: September 8, 2021 Wasaarada warfaafinta DF ayaa goor dhawayd qortay Xilka qaadistii uu Raisal Wasaare Rooble....
QOL ContributorSep 8, 2021Sep 8, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Villa Somaliya oo diiday Xilka Cusub ee loo magacaabay Wasiirka Amniga Cabdullaahi Maxamed Nuur

Arbaco: September 8, 2021 Waxaa goor dhawayd Villa Somaliya ka soo baxay fariin ku aadan Farmaajo oo lagu...
QOL ContributorSep 8, 2021Sep 8, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Raisal Wasaare Rooble oo goor dhawayd Xildhibaan Cabdullaahi Nuur u magacaabay Wasiirka Amniga

 Arbaco: September 8, 2021   Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya  Maxmaed Xuseen Rooble ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa Xildhibaan...
QOL ContributorSep 8, 2021Sep 8, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Jenaraal Xuud oo taageeray Raisal Wasaare Rooble baaqna u diray Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday farmaajo

   Arbaco: September 8, 2021  Jenaraalka ka soo hor jeedo Maamulka Hirshabelle fadhigiisana Yahay Magaalada B/weyne Abuukar Xaaji...
QOL ContributorSep 8, 2021Sep 8, 2021
Read More
11051106110711081109