Madaxweynaha Puntland oo kulan kula qaatay Gaalkacyo Isimada Galkacyo
Khamiis: September 9, 2021 Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan qado sharaf kula qaatay...
Madaxweynihii dalka, Wasiir Fiqi iyo Gudoomiyihii hore Thabit Cabdi oo soo dhaweeyay Wasiirka Cusub
Khamiis: September 9, 2021 Waxaa saacdihii la soo dhaafay soo baxayay Hambalyo ku aadan Wasiirka Amniga Qaranka C/llaahi...
Marwada Koowaad ee Soomaaliya, oo Muqdisho kula shirtay qaar ka mid ah haweenka musharaxiinta ah
Khamiis: September 9, 2021 Marwada Koowaad ee Soomaaliya, ahna xaaska Madaxweyne Farmaajo, Saynab Cabdi Macallin ayaa Muqdisho kula...
Taalibaan oo 200 oo ajaaniib ah u ogolaatay inay ka baxaan Kabul
Khamiis: September 9, 2021 Laba boqol oo qof oo isugu jira Mareykan iyo ajaaniib kale oo ku sugan...
Madaxweynihii hore ee dalka Afqaanistaan Ashraf Ghani oo dadweynaha dalkiisa u diray raaligelin
Khamiis: September 9, 2021 Madaxweynihii hore ee dalka Afqaanistaan Ashraf Ghani ayaa dadweynaha dalkiisa u diray raaligelin...
Madaxweynayaasha Konfur galbeed iyo Galmudug oo soo gaaray magaalada Muqdisho
Khamiis: September 9, 2021 Waxaa magaalada Muqdisho goor dhawayd soo gaaray Madaxweynayaasha Koofur Galbeed iyo, iyagoo qeyb ka...
Wasiirka cusub ee amniga oo la dhaariyey xilkana la wareegay
Khamiis: September 9, 2021 Wxaa goor dhawayd Wasiirka cusub ee Amniga Gudaha, Cabdullaahi Maxamed Nuur uu la wareegay...
Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka oo walaac muujiyay
Muqdisho | September 09, 2021:-Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka Ee Doorashada 2021 ayaa walaac waxaa ay ka muujiyeen Habraaca...
Xubno ka tirsan Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo u safray Jowhar
Muqdisho | September 09, 2021:-Wafdi ka socda Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada oo uu hoggaaminayo gudoomiye kuxigeenka Guddiga Maxamed...
Sheekh Shariif oo ka hadlay khilaafka Farmaajo iyo Rooble & kiiska Ikraan Tahliil.
Muqdisho | September 09, 2021:-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharixiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka...