Roobleoo oo la kulmay Guddodomiyaha Aqalka Sare Guddoomiyaha Maxkamadda sare iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka
Khamiis: : September 16, 2021 Ra’iisul Wasaaraha sommaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Guddodomiyaha Aqalka...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Madaxtooyada a Baydhabo ku qaabilay James Swan iyo Xubno Beesha caalamka
Khamiis: : September 16, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada baydhabo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed...
Eritrea iyo TPLF oo lagu eedeeyay dil iyo kufsi ay ka geysteen xeryo qaxooti
khamiis: September 16, 2021 Askarta Eritrea iyo maleeshiyada Tigreega ayaa kufsi, xabsi iyo dil u geystay qaxooti Eritrean...
50 askari ciidamada dowladda Yaman oo uu ku jiro sarkaal sare oo lagu dilay dagaallo ka dhacay gobolka Al-Bayda
khamiis: September 16, 2021 Ugu yaraan 50 ka kala tirsan fallaagada iyo ciidamo taageersan dowladda oo uu ku...
Afhayeenka Booliska oo Xaqiijiyay dhaawaca taliyaha Haramcad Cabdullaahi Fanax
khamiis: September 16, 2021 waxaa soo kordhaya qasaaraha ka dhashay dagaal saakay ka dhacay isgoyska banaadir, waxaana arintaas...
Muwaadin Soomaaliyeed oo xalay Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ay ku dileen dalkaas.
khamiis: September 16, 2021 Wararka ka imaanaya saakay Koonfur Afrikan ayaa sheegaya in Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah...
Dagaalkii ka socday Isgooska Banaadir oo ku dhaawacmay taliyihii Ciidanka Haramcad Cabdixamiid Fanax.
khamiis: September 16, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal u dhaxeeyay ciidamo Milatari ah iyo...
Britain, Mareykanka iyo Australia oo u heshiiyay ka hortagga ciidanka Shiinaha
. khamiis: September 16, 2021 UK, Mareykanka iyo Australia ayaa ku dhawaaqay heshiis dhanka ammaanka iyo ciidamada ah...
Roob xooggan oo xalay ka da’ay tuulada Xiriiro oo ka tirsan degmada Isku-shuban ee Gobolka Bari.
khamiis: September 16, 2021 Roob xooggan oo khasaare gaystay ayaa xalay ka da’ay tuulada Xiriiro oo ka tirsan...
Ku-simaha ra’iisul wasaare ku-xigeenka Afghanistan Mullah Abdul oo hadlay Khilaafka Taalibaan
khamiis: September 16, 2021 Waxaa maalmihii lasoo dhaafay soo baxayay warar sheegaya in khilaaf xoogan soo kala dhax...