Dalka Malaysia oo ka hadashay muwaadinkooda oo Al-shabaabnimo loogu xiray Soomaaliya.
Isniin: September 20, 2021 – Wasaaradda arrimaha dibedda ee dalka Malaysia ayaa sheegtay inay si dhow ula socota...
Raisal Wasaare Rooble oo madaxda gobolada waqooyi faray iney soo gudbiyaan liiska musharixiinta aqalka sare.
Isniin: September 20, 2021 –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Aqalka Sare...
Baarlamaanka Carabta oo war kasoo saartay khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha waqtiga ka dhammaaday iyo Ra’iisul Wasaare Rooble
Isniin: September 20, 2021 Baarlamaanka Carabta ayaa war kasoo saartay xaalada siyaasadeed ee dalka Soomaaliya gaar ahaan khilaafka...
Q,M oo ka digay dagaal ka dhex qarxa dawlada Maraykanka iyo Shiinaha.
Isniin: September 20, 2021 Xog’hayaha guud ee Q,M Antooniyo Gutarees ayaa ka digaydagaal ka dhex qarxa dawlada Maraykanka...
Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeeyte oo dib ugu laabatay Magaalada Baladweyne
Isniin: September 20, 2021 Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeeyte Cismaan ayaa manta dib ugu soo laabatay Magaalada Baladweyne...
Mahdi Guuleed “ Waxaa farxad ii ah in aan Ummadda Soomaaliyeed la wadaago in dacwadii Maxkamadda Soomaaliya iyo Kenya soo saari doonto 12ka Oktober
Isniin: September 20, 2021 Xukunka dacwada muranka Badda ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxay si rasmi ah Maxkamadda...
Nin hubeysanaa oo siddeed qof ku dilay jaamacad ku taalla magaalada Perm ee dalka Ruushka
Isniin: September 20, 2021 Nin hubeysanaa ayaa ugu yaraan siddeed qof ku dilay jaamacad ku taalla magaalada Perm...
Dowladda Vietnam oo markii ugu horreysay ka hadashay khilaafka Rooble iyo Farmaajo
isniin: September 20, 2021 Vietnam waxay ugu baaqday dhinacyada ku lugta leh arrimaha Soomaaliya inay xalliyaan khilaafaadka oo...
Qaraxa miino oo goor dhawayd ka dhacay xaafadda Gubta ee degmada Dayniile.
isniin: September 20, 2021 Waxaa goor dhawayd magaalada Muqdisho ka dhacay qarax xoogan oo laga maqlay inta badan...
Mareykanka iyo Turkiga oo wadahadal ka yeelanaya Amniga Garoonka Magaalada Kabul.
isniin: September 20, 2021 Hoggaamiyaasha Mareykanka iyo Turkiga ayaa wadahadalo muhiim ah ka yeelanaya arinta wadanka Afghanistaan, si...