Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Boqor Salman oo caalamka u diray farriin ku saabsan Iran

khamiis: September 23, 2021 Boqorka Sacuudi Carabiya Salman bin Abdulaziz ayaa Golaha Guud ee QM u sheegay in...
QOL ContributorSep 23, 2021Sep 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Xildhibaano, Wasiiro Iyo Qaybaha Bulshada oo Ka Qayb Galey Furitaanka Xayaat Mall oo muqdisho laga furay Sawiro..

khamiis: September 23, 2021 Xaflad lagu furayey  Suuqa Hayat Mall oo ah Suuqa labaad ee Hayat market ayaa...
QOL ContributorSep 23, 2021Sep 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Ajaaniib ka tirsan Al-Shabaab oo lagu xukumay min 15 sano oo xabsi ah

khamiis: September 23, 2021 Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta min 15 sano oo xabsi ah...
QOL ContributorSep 23, 2021Sep 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Suuqa islii gaar ahaan Yare Tawwer oo ku yaala 12ka oo lagu kala cararay Sawiro..

khamiis: September 23, 2021 Waxaa goor dhawayd lagu kala cararay Suuq wayn oo Mall ah oo ku yaala...
QOL ContributorSep 23, 2021Sep 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Ciidamo u daacad ah Ahlu-Sunnadii Gobolada Dhexe oo dhaqdhaqaaq ciidan ka bilaaba Gobolka Galgaduud

khamiis: September 23, 2021 Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud gaar ahaan  Magaalada Guriceel ayaa sheegaya in Xoogag u...
QOL ContributorSep 23, 2021Sep 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Faransiiska iyo Mareykanka oo bilaabay sidii loo soo afjari lahaa khilaafka

khamiis: September 23, 2021 Faransiiska iyo Mareykanka ayaa dadaal u galay sidii loo soo afjari lahaa khilaaf soo...
QOL ContributorSep 23, 2021Sep 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Algeria oo xayiraad kusoo rogtay socdaaladii uga imaan jiray dalka Maroko

. khamiis: September 23, 2021 Dowladda Algeria ayaa sheegtay in aysan socdaaalada militeri iyo mid rayid ah aysan...
QOL ContributorSep 23, 2021Sep 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Kenya oo ku baaqay in si wadajir ah loo qaado in si siman caalamka loo gaarsiiyo tallaalka COVID-19

khamiis: September 23, 2021 Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa ku baaqay in si wadajir ah loo qaado tallaabo...
QOL ContributorSep 23, 2021Sep 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Qaraxa xalay ka dhacay Tuulada Ambareyso oo 5km u jirta degmada Baraawe

khamiis: September 23, 2021 Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa uu xalay ka dhacay...
QOL ContributorSep 23, 2021Sep 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Maxkamad dalka Yemen oo xukun dil ah ku ridday 10 qof oo ay ku jiraan Donald Trump iyo Amiir Maxamed Bin Salmaan.

khamiis: September 23, 2021 Maxkamad fadhigeedu yahay dalka Yemen ayaa xukun dil ah ku ridday 10 qof oo...
QOL ContributorSep 23, 2021Sep 23, 2021
Read More
10701071107210731074