Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo sheegay mar kale in uu fashilmay Wada hadalkii Farmaajo Rooble
Jimco: September 24, 2021 Wasiirka Warfaafinta Maamulka Galmudug Axmed Shire Falagle oo kahad layay xaaladda khilaafka Madaxweyne Farmaajo...
Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho & Booliska oo ka hadlay
Muqdisho | September 24, 2021–Qarax is-miidaamin oo uu geystay qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa goordhaw ka...
Xafiiska Farmaajo oo ka hadlay fashilka wadahadallada
Muqdisho | September 24, 2021–Xafiiska madaxweynaha Soomaaliya ayaa beeniyay inay fashilmeen wadahadalladii u dhexeeyay madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal...
Madaxweynaha Jabuuti oo warbixin ka siiyay Qaramada Midoobay xaaladaha Soomaaliya & Itoobiya
Muqdisho | September 24, 2021–Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geelle ayaa xalay khudbad horay loo duubay ka jeediyay shirka...
Falcelin ka dhalatay fashilka ku yimid dhex-dhexaadintii Farmaajo & Rooble
Muqdisho | September 24, 2021–Tan iyo markii ay soo baxday inay fashilmeen kulamada lagu dhex-dhexaadinayay Madaxweynaha .uddo xileedkiisa...
Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose
Muqdisho | September 24, 2021–Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay meelo kamid ah Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa Maanta barqadii...
Soomaalida Canada oo billaabay Dadaallo looga hortagayo falalka Islaam naceybka
Muqdisho | September 24, 2021–Muslimiinta gobolka Alberta ee dalka Canada oo ay Soomaalidu qeyb ka yihiin ayaa wada...
Wasiir ka tirsan Galmudug oo sheegay inay fashilantay waan-waantii Farmaajo & Rooble
Muqdisho | September 24, 2021–Wasiiru dowlaha madaxtooyada dowlad goboleedka Galmudug Cumar Shido ayaa xaqiijiyay inay fashilantay waan-waantii madaxweynaha...
Qof naftiis hallige ah oo goor dhawayd isku Qarxiyey inta u dhaxaysa Villa Baydhaba iyo Isbitaalka Madiina
Jimco: September 24, 2021 Waxaa goor dhawayd magaalada Muqdisho gaar ahaan afaafka hore ee ispitaal Madiina iyo Villa...
Dad horleh oo Cudurka COVID-19 ugu geeriyooday Magalada Muqdisho
Jimco: September 24, 2021 Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in...