Taalibaan oo meydadka dad ay dileen ku soo bandhigay meel fagaare ah
Axad: September 25, 2021 Kooxda Taalibaan ayaa meydadka dad ay dileen soo suray wiish la soo dhigay barxadda...
Dowladda Djibouti oo loo haysto dad rayid ah oo la sheegay in guryahooda lagala baxay
Axad: September 26, 2021 Jimciyadda Xuquuqal Isaanka ee Djibouti ayaa sheegtay in dabayaaqada todobaadkii hore dad badan...
Qatar oo si adag u cambaareysay qaraxii shalay ka dhacay muqdisho.
Axad: September 26, 2021 Dowladda Qatar ayaa cambaareysay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay Isgoyska Ceel-Gaabta ee...
Ku-xigeenkii hore ee xeer ilaaliyaha qaranka oo sharci daro ku tilmaamay in Rooble waan waan la galo farmaajo
Axad: September 26, 2021 Xili mar kale uu bur buray wada Hadalkii u dhaxeeyay farmaajo iyo Rooble ayaa...
Gudoomiyaha Gobolka Gedooo xilka ka qaaday Gudoomiyihii Degmada Doolow
Axad: September 26, 2021 Wararka ka imaanaya saakay Gobolka Gedooo ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Gedo, Axmed...
Qof kale oo loo xiray dacwad dil ah oo ku saabsan dilka wiil 18 jir ah la toorriyeeyay dalka UK .
Axad: September 26, 2021 Qof kale oo ah ruuxii lixaad ayaa lagu soo oogay dacwad dil ah oo...
Madaxweynihii hore ee dalka Nigeria Obasanjo oo ku soo wajahan Muqdisho
Axad: September 26, 2021 Madaxweynihii hore ee dalka Nigeria Olusegun Obasanjo iyo wafdi ballaran ayaa maanta soogaraya magaallada...
Xiisad dagaal iyo hub Urursi ka socda Xananbuurre oo ka tirsan Gobolka Galgaduud.
Axad: September 26, 2021 Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Xiisad dagaal iyo hub urursi u...
Diyaaradaha dagaalka dowladda Kenya oo xalay duqaymo culus ka fuliyay degaanno ka tirsan Gobolka Gedo
Axad: September 26, 2021 Diyaaradaha dagaalka dowladda Kenya ayaa xalay duqaymo culus ka fuliyay degaanno ka tirsan Gobolka...
Britain oo raadineysa kumannaan qof oo laga doonayo inay leeyihiin xirfado gaar ah
Axad: September 26, 2021 Ilaa 10,500 oo ajaanib ah oo isugu jira darwaliinta gawaarida xamuulka ah iyo shaqaalaha...