Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Madaxweyne Deni oo qaabilay guddiga Kootada Haweenka ee Baarlamaanka Soomaaliya

Axad: September 26, 2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay guddiga u qareemayaasha Kootada...
QOL ContributorSep 26, 2021Sep 26, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

QM oo sheegtay in dad ku dhaw haaf milyan ay ku dhinteen colaada Suuriya.

Axad: September 26, 2021 -Falanqay ay qaramada Midoobey ku sameysay dilalka diiwaangashan ee dagaalka 10-sano ka socda dalka...
QOL ContributorSep 26, 2021Sep 26, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

4 ruux oo rayid Falastiiniyiin ah ku geeriyootay weerar ay ciidamada Yahuudu ku qaadeen magaalooyinka Jeeniin iyo Qudus

Axad: September 26, 2021 Ku dhawaad  4 ruux oo rayid Falastiiniyiin ah ayaa ku geeriyootay weerar ay ciidamada...
QOL ContributorSep 26, 2021Sep 26, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dadka wadanka Jarmalka oo safaf dhaadheer ugu jira goobaha codbixinta si ay usoo doortaan hogaamiye uu wadankaasi yeesho.

Axad: September 26, 2021 Dadka wadanka Jarmalka ayaa maanta safaf dhaadheer ugu jira goobaha codbixinta si ay usoo...
QOL ContributorSep 26, 2021Sep 26, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Cumar Filish oo kormeeray wadada xiriirisa xarunta Beerta Nabada ilaa isbitaalka Martiini

Axad: September 26, 2021 Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta...
QOL ContributorSep 26, 2021Sep 26, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Xaaladdii ugu dambeysay ee dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Xanan-buure iyo xaalada oo dagan maanta

Axad: September 26, 2021 Wararka ka imaanaya Gobolka galgaduud gaar ahaan  deegaanka Xananbuure ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya...
QOL ContributorSep 26, 2021Sep 26, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Militariga Sudan oo sheegay inay iska caabiyeen ciidamada Ethiopia

Axad: September 26, 2021 Militariga Sudan ayaa maanta sheegay inay iska caabiyeen isku day ay ciidamada Ethiopia kusoo...
QOL ContributorSep 26, 2021Sep 26, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Musharaxiinta oo war kasoo saaray dhaq-dhaqaaq ciidan oo socda iyo arrimo kale

Axad: September 26, 2021 Warsaxaafadeed ka soo baxay Golaha midowga musharixiinta mucaaradka ayaa waxaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed...
QOL ContributorSep 26, 2021Sep 26, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Ciidamo kala dhex-galay Maleeshiyo beeleed uu dhexmaray Dagaal khasaaro dhaliyey.

Axad: September 25, 2021 Dagaal u dhexeeyay laba maleeshiyo beeleed oo hubeysan ayaa gelinkii dambe ee shalay ka...
QOL ContributorSep 26, 2021Sep 26, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Nin 42 sano ka dib u soo noqday labadiisa xaas balse kala kulmay arrin niyad jab ku riday

Axad: September 25, 2021 Ninkan oo la yirahdo Peter Oyuka wuxuu ka tagay gurigiisa oo ku yaalla tuulada...
QOL ContributorSep 26, 2021Sep 26, 2021
Read More
10641065106610671068