Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo taageero garab istaag u ah u muujiyay Suudaan
Talaado: September 28, 2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo taageero garab istaag u ah u muujiyay Suudaan, uguna...
Safiirka cusub ee Soomaaliya Tanzania oo warqadaheeda aqoonsiga danjirannimo
Talaado: September 28, 2021 Safiirka cusub ee Soomaaliya u magacowday Tanzania Sahra Cali Xasan, ayaa warqadaheeda aqoonsiga danjirannimo...
Mahdi Guuleed oo sheegay in malxiis siyaasadeed la tartami doono Cabdi xaashi
Talaado: September 28, 2021 Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa muujiyay in malxiis siyaasadeed oo...
Qarax xoog leh oo Caawa ka dhacay gudaha Maqaayad ku taalla magaalada Kismaayo.
Isniin: September 27, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax xoogan oo caawa fiidkii ka dhacay...
Dowladda Britain oo sheegtay in dal ku gal ku meel gaar ah ay siin doonto tiro
Isniin: September 27, 2021 Dowladda Britain ayaa sheegtay in dal ku gal ku meel gaar ah ay siin...
Turkiga oo lagu boorriyay inuusan mar kale soo iibsanin qalab milatari oo Ruushku leeyahay
Isniin: September 27, 2021 Mareykanka ayaa ku boorriyay Turkiga inaysan mar kale soo iibsanin qalab milatari oo Ruushku...
Taliyaha Cidamada lugta ee Dalka Uganda oo soo gaaray Muqdisho
Isniin: September 27, 2021 Taliyaha Ciidamada lugta Uganda Jeneral Muhoozi Kainerugaba iyo Saraakiil ciidan uu hoggaaminayay ayaa maanta...
Xisbiga bidixda dhexe ee Jarmalka oo ku doodaya in uu ka guuleystay xisbiga Angela Merkel
Isniin: September 27, 2021 Xisbiga dimuqraaddiga ah ee bidixda dhexe ee lagu wado in uu beddelo hogaamiyaha Jarmalka...
Beeralleyda dalka Hindiya oo ka carreysan sharciyo ay soo saartay dowladda
Isniin: September 27, 2021 Kumannaan beeralley ah oo u dhashay dalka Hindiya ayaa xiray waddooyinka waaweyn ee dalkaas,...
Taliska Guud ee Booliiska Galmudug oo ugu baaqay madaxda Ahlusunna in ay Joojiyaan abaabulka Ciidan..
Isniin: September 27, 2021 Taliska Guud ee Booliiska Galmudug ayaa ugu baaqay madaxda Ahlusunna sida Macalin Maxamuud iyo...