Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Farmaajo oo dhiggiisa Uganda kala hadlay la-dagaalanka Al-Shabaab

Muqdisho|QOL|October 05, 2021—-Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni...
Bashiir BarreOct 5, 2021Oct 5, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Somaliland oo ka jawaabtay hadalkii Ra’iisul Wasaare Rooble

Muqdisho|QOL|October 05, 2021—-Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaliland ayaa ka jawaabtay hadalkii Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Roobleee ahaa in...
Bashiir BarreOct 5, 2021Oct 5, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Farmaajo oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya

Muqdisho|QOL|October 05, 2021—-Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Addis-ababa ayaa kulan...
Bashiir BarreOct 5, 2021Oct 5, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Puntland oo Gacanta ku dhigtay Khamri & dad ka Ganacsanayay

Muqdisho|QOL|October 05, 2021—-Ciidamada Booliska Puntland ee ka howlgalla Magaalada Garoowe ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa gacanta ay ku...
Bashiir BarreOct 5, 2021Oct 5, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Akhriso:- Amar kasoo baxay Maamulka Galmudug ( Wareegto)

Muqdisho|QOL|October 05, 2021—-Wasaaradda degaanka iyo isbedelka Cimilada ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saartay amar lagu joojinayo Jarista,...
Bashiir BarreOct 5, 2021Oct 5, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Jilaaga Aflaanta Bollywood-ka Shah Rukh Khan wiilkiisa Aryan Khan oo Axaddii xabsiga loo taxaabay

Talaado:  October 5, 2021 Jilaaga Aflaanta Bollywood-ka Shah Rukh Khan wiilkiisa Aryan Khan, ayaa Axaddii xabsiga loo taxaabay...
QOL ContributorOct 5, 2021Oct 5, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobay oo wax laga Xumaado ku tilmaantay barakicinta qasabka oo ay Somaliland ka wado Laascaanood

Talaado:  October 5, 2021 48 saac kadib waxaa dhibatada ka taagan laascaanood ka hadashay Hay’ada isku dabaridka gargaarka...
QOL ContributorOct 5, 2021Oct 5, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Shirkadda Facebook oo saacado yar ku khasaartay lacag balaayiin dollar ah, kadib cilad farsamo oo ku timid adeegyada shirkadda, sida Facebook, Whatsapp & Instagram

Talaado: October 5, 2021 Shirkadda Facebook ayaa saacado yar uun gudahood khasaartay lacag balaayiin dollar ah, kadib cilad...
QOL ContributorOct 5, 2021Oct 5, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Shiikh Cabdulqaadir Cali Cumar “madaxda Ahlu Sunna, wax la aqbali karo maahan inay hadda hub soo qaataan

Talaado: October 5, 2021 Gudoomiye ku-xigeenkii hore ee Midowga Maxaakiimta ahaana Wasiirkii arimaha Gudaha Dowladii sheikh shariif Shiikh...
QOL ContributorOct 5, 2021Oct 5, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dowladda Puntland oo soo dhoweysay ku dhowaad 2000 oo qof, oo ay ku jiraan caruur iyo Haween kuwaasi oo lagasoo barakiceyey Laascaanood

Talaado: October 5, 2021 Ku-simaha Madaxweynaha dowladda Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa kulan la qaatay...
QOL ContributorOct 5, 2021Oct 5, 2021
Read More
10421043104410451046