CIA-da oo lumisay basaasiin badan oo ay dunida ku laheyd
Khamiis: October 7, 2021 Dowladda Mareykanka ayaa weysay basaasiin badan oo ku kala sugnaa caalamka, sanadihii dhowaa, waxaa...
Waa kuma wasiirka keliya ee Soomaalida loo magacaabay ah ee Itoobiya?
Khamiis: October 7, 2021 Raysal wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada ee xukuummaddiisa u maamuli...
Golaha wasiirrada Ra’isul wasaraaha Itoobiya Abiy Axmed iyo Qowmiyadaha ay ka soo kala jeedaan
Arbaco: October 6, 2021 Ra’isul wasaraaha Itoobiya Abiy Axmed golahiisa wasiirrada oo 22-ka ka kooban wuxuu maanta horgeeyey...
Dawlada Mali oo u yeeratay safiirkeeda u jooga dalka Faransiiska.
Arbaco: October 6, 2021 Dawlada Mali ayaa u yeeratay safiirkeeda u jooga dalka Faransiiska kadib markii m/weynaha Faransiisku...
Weerar lagu qaaday ciidamada Hindiya ee ku sugan Kashmiir
Arbaco: October 6, 2021 Inta la xaqiijiyay 5 ruux ayaa ku geeriyootay weerar ay koox hubeysan ku qaadeen...
Maxamed Cali: Sawirada dhifka ah ee feeryahankii Muslimka ahaa ee lagu iibsanayo ku dhawaad milyan doolar
Arbaco: October 6, 2021 Sawirro dhif ah oo uu uruuriyey feeryahankii Muslimka ahaa Maxamed Cali ayaa lagu iibiyey...
Al-shabaab oo meel fagaare ah ku daldashay laba qof
Arbaco: October 6, 2021 Wararka ka imaanaya degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab...
Taalibaan oo lagu eedeeyey iney beegsadaan Beesha Hazaar ee laga tirada badan yahay
Arbaco: October 6, 2021 Baaritaan ay BBC-du sameysay ayaa lagu ogaaday Taalibaaniyiinta- Afghaanistaan iney guriyahaooda ka saarayaan boqollaal...
Shaqaalaha gargaarka ee ku sugan Libiya oo sheegay muhaajiriinta xabsiyada dalkaasi ku jira
Arbaco: October 6, 2021 Shaqaalaha gargaarka ee ku sugan Libiya ayaa sheegay muhaajiriinta xabsiyada dalkaasi ku jira inay...
Carruurta ku nool qaaradda Africa intooda badan oo laga tallaalayaa cudurka duumada
Arbaco: October 6, 2021 Carruurta ku nool qaaradda Africa intooda badan ayaa laga tallaalayaa cudurka duumada waqti taariikhi...