Kooxda Dawladda Islaamka oo sheegtay Mas’uuliyada Qaraxii shalay Masjidka oo ay ku dhinten 70 qof
Sabti: October 9, 2021 Weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday masaajid ku yaal magaalada Kunduz ee dalka Afgaanistaan...
Dr Cabdiraxmaan Baadiyow “ khalad waye in Ahlu Sunna ay xoog ku qabsato Guriceel, ma ahan in Galmudug ay iyaduna dagaal xal u aragto.
Sabti: October 9, 2021 Guddoomiyihii hore ee guddiga qaban-qaabada shirka dib u heshiisiinta Galmudug, Dr. Cabdiraxmaan Cabdullahi Baadiyow ...
Cabdikhadar Iimaan oo loo doortay Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Jubbaland oo lagu midaysan yahay
Sabti: October 9, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Markii ugu horeysay halkaas lagu doortay...
Xuutiyiinta Yemen oo Xalay Weerar Gantaalo ah ku qaaday Garoon ku yaala dalka Sacuudiga
Sabti: October 9, 2021 Ugu yaraan 10 qof ayaa lagu dhaawacay weerar xalay lagu qaaday garoon diyaaradeed oo...
Guddiga gurmadka Koonfur Galbeed ee Gaaray Gaalkacyo oo sheegay in dadka lagu qaadi Doono Diyaarado..
Sabti: October 9, 2021 Guddiga gurmadka Koonfur Galbeed u xilsaartey dhibaatadii loo geystey dadkii laga soo barakiciyey Magaalada...
Wasiir Beyle oo aaladda fogaan aragga ah kulan kula qaatay Madaxweyne ku-xigeenka Bangiga Adduunka
Sabti: October 9, 2021 Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga uga qeybgalay...
Turkiga oo ka codsaday Maraykanka inuu ka iibiyo 40 diyaaradaha dagaalka ee nooca loo yaqaan F-16,
Sabti: October 9, 2021 Turkiga ayaa ka codsaday Maraykanka inuu ka iibiyo 40 diyaaradaha dagaalka ee nooca loo...
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Gen Odowa oo Kismaayo kula kulmay Madaxweynaha jubbaland Axmed Madoobe
Jimco: October 8, 2021 Taliyaha ciidanka xoogga dalka Gen Odowa Yuusuf Raage iyo Madaxweynaha Maamulka jubbaland Axmed Maxamed...
War deg deg ah: Ciidamada Itobiya oo Weerar ku bilaabay fariisomo ay joogaan Maleeshiyaadka TPLF
Jimco: October 8, 2021 Wararka ka imaanaya Itobiya ayaa sheegaya in Ciidamada Dowlada Itobiya, ay bilaabeen Weerar ka...
Aqalka Senate-ka Maraykanka oo u codeeyey kordhinta heerka deynta
Jimco: October 8, 2021 Aqalka Senate-ka ee Congresska Maraykanka ayaa ka weecday musiibo dhinaca deynta ah, ka dib...