Konfur Afrika oo Lagu dilay Maxamed Kiish oo kamid ahaa Odayaasha ugu magaca dheer somalida
Axad: October 10, 2021 Allaha unaxariistee Waxaa xalay Konfur Afrika Lagu dilay Maxamed Ismaaciil Kiish, oo kamid ahaa...
khasaaraha ka dhashay weerar loo adeegsaday bambaanooyin oo xalay ka dhacay qeybo ka mid ah deegaanka Janaale
Axad: October 10, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar loo adeegsaday bambaanooyin...
Hogaamiyaha Austria oo xilka wareejiyay kadib cadaadis ka dhashay musuq-maasuq lagu eedeeyay xisbigiisa
Axad: October 10, 2021 Hogaamiyaha Austria, Sebastian Kurz, ayaa xilka wareejiyay kadib cadaadis ka dhashay musuq-maasuq lagu eedeeyay...
Guddiga Doorashooyinka Heer federal oo markii ugu horeysay saakay ku Wajahan magaalada B/weyne
Axad: October 10, 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Beledweyne ee Gobolka hiiraan ayaa sheegaya in ay halkaas ku...
Booliiska dalka Guatemala oo 126 muhaajiriin ah ka soo badbaadiyay kunteenar looga tegay waddada dhexdeeda.
Axad: October 10, 2021 -Booliiska dalka Guatemala ayaa 126 muhaajiriin ah ka soo badbaadiyay kunteenar looga tegay waddada...
Afhayeenka TPLF oo sheegay in weerarada lagu soo qaaday ay ihiin “duqeymo cirka ah
Axad: October 10, 2021 Ciidamada dowladda federaalka Ethiopia iyo xulufadooda ayaa billaabay weerar cir iyo dhul ah oo...
Faysal Cali Waraabe “ Muwaadiniinta Somaliland waa dadkii lixdankii Walawayntu taa ha ogaato
Axad: October 10, 2021 Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe oo caan ku ah dadka Reer...
Ahlusunna oo saacadihii la soo dhaafay ciidamo fara badan geeyay degaanka Bohol oo dhanka waqooyi Dhuusamareeb
Axad: October 10, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ayaa sheegaya in maleeshiyaadka Xoogagga Ahlusunna Wal-jamaaca ay saacadihii...
Gacalisada weriye Jamal Khashoggi oo sheegtay in la wareegidda Newcastle United ee Sacuudigu ay “qalbi jab” u tahay iyada
. Axad: October 10, 2021 Gacalisada weriyihii la dilay ee Jamal Khashoggi ayaa sheegtay in la wareegidda Newcastle...
Dhalinyarada beesha degta magaaooyinka Gurceel iyo Dhuusamareeb oo Xamar baaq ka soo saaray.
Axad: October 10, 2021 Magaalada Muqdisho waxaa xalay kulan ku yeeshay Dhalinyarada aqoonyahanka ah beesha Cayr ee Degta...