dalka Uganda oo sheegay in bisha Disembar ee soo socota ay dalka Soomaaliya u soo diri doonaan 160 askari
Jimco: October 15, 2021 Mas’uuliyiinta dalka Uganda ayaa sheegay in bisha Disembar ee soo socota ay dalka Soomaaliya...
Masjid ku yaalla Afgaanistaan oo qarax lala beegsaday
Jimco: October 15, 2021 Ugu yaraan 7 qof ayaa dhimatay 13 kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo ,kadib markii...
Bajaajle daacad ah oo soo celiyay $50,000 oo uu waddada ka helay
Jimco: October 15, 2021 Wiilkan yar oo ahaa bajaajlihii lacag uu waddada ka helay u celiyay haweeney ganacsato...
Guddoomiye ku xigeenka waaxda Liiqliiqato ee degmada Kaxda oo caawa dad ku laayay Degmadaas.
. Jimco: October 15, 2021 Wararka ka imaanaya caawa degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in masuul...
Xildhibaan David Amess oo u geeriyooday dhaawacii ka soo gaaray weerarka
Jimco: October 15, 2021 Xildhibaan Sir David Amess oo ka tirsanaa xisbiga Conservative-ka UK ayaa u geeriyooday dhaawac...
Qaramada Midoobay oo sheegtay in dadka laga soo saaray a Laascaanood ay haatan gaareen 7,250 qof
Jimco: October 15, 2021 Hay’adda Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dadka laga soo saaray magaalada Laascaanood iyo nawaaxigeeda...
Myanmar ma ka qeyb gali doontaa shir-madaxeedka ASIAN?
Jimco: October 15, 2021 Diblomaasiyiinta ugu sareeya waddamada qaaradda Asia ayaa kulan degdeg ah oo ay yeelanayaan Jimcaha...
Shir laga yeeshay Amni darrada kusoo batay degmada Marka
Muqdisho|| QOL| October 15 2021=Guddoomiyaha Magaalada Marka Cabdullaahi Cali Axmed Waafow iyo Qaar kamid ah ku xigeenadiisa ayaa...
Ciidanka dowladda oo howlgal ka wada Shabeellaha Dhexe
Muqdisho|| QOL| October 15 2021=Taliyaha qeybta 27-Aad ee ciidanka xoogga dalka Generaal Maxamed Axmed (Tareedisho) oo kormeer shaqo...
Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Masjid kuyaal Afganistan
Muqdisho|| QOL| October 15 2021=Ugu yaraan toddoba qof ayaa dhimatay in ka badanna waa ay dhaawacmeen ka dib...