Dalalka Jaamacadda Carabta oo shaaciyay inay taageerayaan doorashada Somalia
Muqdisho|| QOL| October 17 2021=War-murtiyeed kasoo baxay shirka Baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa lagu soo dhaweeyay go’aankii Maxkamadda Caddaaladda...
Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo isku dhiibay Ciidanka dowladda
Muqdisho|| QOL| October 17 2021=Sarkaal Sare oo ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka...
Wasiirka Cadaaladda oo sheegay in Soomaaliya looga baahan yahay in ay daboosho baahida ay u qabto qareenno caalamiga ah
Axad: October 17, 2021 Wasiirka Cadaaladda XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa sheegay in Soomaaliya looga baahan yahay...
Pogba Manchester United “Way u qalantay inay guuldareysato Haddii aan daacad u hadlo, waxaan u ciyaareynay sidaan liidano
Axad: October 17, 2021 PAUL POGBA ayaa qirtay in Manchester United ay u qalantay guuldarro kulankii Leicester isagoo...
Abdikafi Mahamud “ Madaxwayne Qoor Qoor waa Dagaal doon, waa dhiig doon, waa nin farxadiisu tahay dagaal iyo dhiig.
Axad: October 17, 2021 Abdikafi Mahamud oo ka mid ah siyaasiyiinta Galmudug horayna u soo noqday wasiirka Qorshaynta...
Gaashaanle Sare Cabdulahi Cabdi Raage oo ka tirsan Ahlusunnada Guriceel oo dhaawac culus soo gaaray
Axad: October 17, 2021 Wararka ka imaanaya Gurceel Ayaa sheegaya in Sarkaal Lagu Magacaabo Gaashaanle Sare Cabdulahi Cabdi...
Koofur Galbeed oo dhul-beereed siineysa dadkii laga soo masaafuriyay Laascaanood
Axad: October 17, 2021 Masuuliyiinta maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in dadkii laga soo barakicyey magaalda Laascaanood...
Warbaahinta UK oo shaaca ka qaaday magaca ninka Soomaali British-ka ah ee lagu tuhmayo dilka xildhibaan David Amess
Axad: October 17, 2021 Warbaahinta dalka UK ayaa shaaca ka qaaday magaca ninka Soomaali British-ka ah ee lagu...
Kulan wacyigelin ah oo looga hadlayey halista iyo ka hortaga Kansarka ku dhaca Naasaha ayaa lagu qabtay Isbitaalka taqasusiga ah ee Dalmar (Dalmar Specialist & teaching Hospital) ee Magaalada Muqdisho.
Waxaa kulankan ka qeyb galay dhaqaatiirta Isbitaalka Dalmar qaarkood, howlwadeeno ka shaqeeya arrimaha Caafimaadka, qaar ka mid ah...
Booliiska Soomaaliyeed oo ka warbixiyay howlgalo lagu qabtay Qaraxyo oo ka dhacay Afgooye
Sabti: October 16, 2021 Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay howlgal qorsheysan oo ciidanka gaarka ah ee...