Sheekh Bashiir: Nimanka Ahlu sunna la baxay & Al-Shabaab waa isku mid!
Muqdisho|| QOL| October 18 2021=Sheekh Bashiir Axmed Salaad, gudoomiyaha hay’dda culimadda Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay isku midyihiin...
Dunida oo wajaheysa xasarad dhanka cuntada ah
Muqdisho|| QOL| October 18 2021=Toddobaadkii tegay waxaa dunida laga xusay maalinta Cuntada Adduunka oo sanadkasta la xuso 16-ka...
Dab khasaaro gaystay oo ka kacay Goobo Ganacsi oo kuyaal Muqdisho.
Muqdisho|| QOL| October 18 2021=Dabka oo dad ay ku dhaawacmeen ayaa sidoo kale geystay khasaaro Hantiyadeed, waxaana uu...
Israel “ Xizbullah waxay maalinkii nagu soo weerari kartaa 2,000 oo gantaal
Isniin: October 18, 2021 Israel ma dooneyso inay dagaal la gasho Xizbullah, hase yeeshee waxay diyaar u tahay...
MD laftagareen oo ka qeyb galay dhaarinta Gudiga Adeega Garsoorka
Muqdisho|| QOL| October 18 2021=Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka qeyb-galay Munaasabad lagu...
Madaxweynaha Jubbaland oo Maanta furay kulan wadareedka Golaha Wasiirada
Muqdisho|| QOL| October 18 2021=Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta furay kulan wadareedka Golaha Wasiirada...
Waxaa todobaadyadii la soo dhaafay qabsaday Baraha Bulshada hees ay ku luuqayso fannaanadda Nimco Happy.
Isniin: October 18, 2021 Waxaa todobaadyadii la soo dhaafay qabsaday Baraha Bulshada hees ay ku luuqayso fannaanadda Nimco...
Madaxweynaha Dowlad degaanka oo la doortay lana caleema saarayo
Muqdisho|| QOL| October 18 2021=Madaxweyne Mustafe Cumar ayaa loo doortay inuu hoggaamiyo Deegaanka Somalida Jigjiga shanta sano ee...
Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida oo Maanta la caleema saarayo
Muqdisho|| QOL| October 18 2021=Golaha 6aad kal-fadhigiisa 1aad ee dowlad degaanka Soomaalida ayaa lagu wadaa in saacadaha soo...
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Guriceel
Muqdisho|| QOL| October 18 2021=Waxaa Maanta degan xaaladda degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud marka loo fiiriyo sidii ay...