Daawo: Axmed Madoobe oo shaaciyey saameynta uu ku reebay khilaafka Farmaajo
Isniin: October 18, 2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta daahfuray ‘kulan wadareedka...
Shirkadda Facebook oo qorsheyneysa iney shaqaaley siiso 10,000 oo qof
Isniin: October 18, 2021 Shirkadda Facebook, ayaa qorsheyneysa iney shaqaaley siiso 10,000 oo qof, kuwaasoo kasoo jeeda dalalka...
Shaqaalaha gargaarka iyo diblomaasiyiin sheegay in weerar lagu qaaday magaalada Mekelle.
Isniin: October 18, 2021 Shaqaalaha gargaarka iyo diblomaasiyiin, ayaa sheegay in weerar lagu ekeeyey xarunta gobolka Tigreega, ee...
Raila Odinga oo u balan qaadey beeraleyda Jaadka ee Meru inuu u keeni doono suuq ay u iib geeyaan wax soo saarkooda
Isniin: October 18, 2021 Hoggaamiyaha xisbiga ODM, Raila Odinga, ayaa u balan qaadey beeraleyda Jaadka ee Meru, inuu...
Wasiirrada Xukumadda cusub ee Dowload Deegaanka Soomaalida oo la shaaciyay
Isniin: October 18, 2021 Wasiirka Xafiiska Madaxwaynaha…. Dr Hussen KasimXafiiska Beeraha….. Dr Cabdiqadir IimanXafiiska Xoolaha……. Subeer Xusen CumarXafiiska...
DEG DEG: Xoghayihii Arrimaha Dibedda Mareykanka Collin Powell oo geeriyooday
Isniin: October 18, 2021 Collin Powell oo ahaa qofkii ugu horreeyey ee madow ah ee noqda Xoghayaha Arrimaha...
Golaha Baarlamaanka Dowad Deegaanka Soomaalida oo kallfadhigoodii lixaad maanta u doortay Af-hayeenka golaha Ayaan Cabdi
Isniin: October 18, 2021 Golaha Baarlamaanka Dowad Deegaanka Soomaalida ayaa kallfadhigoodii lixaad maanta u doortay Af-hayeenka golaha Ayaan...
4 dilal oo hadal hayn dhaliyay oo dad ‘Soomaali ah ay ka geysteen’ dalal reer galbeedka
Isniin: October 18, 2021 Booliska Britain ayaa gacanta ku haya nin Soomaaliya kasoo jeeda oo lala xiriirinayo dilka...
Dunida oo wajaheysa xasarad dhanka cuntada ah
Isniin: October 18, 2021 Toddobaadkii tegay waxaa dunida laga xusay maalinta Cuntada Adduunka oo sanadkasta la xuso 16-ka...
Warbaahinta UK oo markii ugu horreysay baahisay sawirka Cali Xarbi Cali oo ah wiilka Soomaaliga ah ee loo xiray dilka xildhibaan David Amess
. Isniin: October 18, 2021 Warbaahinta UK ayaa markii ugu horreysay baahisay sawirka Cali Xarbi Cali, oo ah...