War deg deg ah: dagaal aad u culus oo Gudaha Magaalada Guriceel ka bilaawday goor dhawayd.
Sabti: October 23, 202 Waxaa goor dhaway oo saakay uu ka bilkaawday dagaal aad u culus Gudaha Magaalada...
Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug oo gudaha u galay saldhigga tababarada Harqaboobe oo ku yaalla duleedka Gurceel
Jimco: October 22, 2021 Waxaa caawa aad u kacsan xaalada magaalada Gurceel ee gobolka Galgaduud, waxaana la soo...
Erdogan oo ku hanjabay inuu eryi doono safiirada 10 dal oo Reer Galbeed ah
Jimco: October 21, 2021 Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Khamiistii ku hanjabay inuu eryi doono safiirada dalalka...
Qarax ka dhacay Ceewaaq & faah faahin laga helayo
Jimco: October 21, 2021 Qaraxaan oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay Hoolka Xarunta degmada...
Shacabka Degmada Ceelbarde oo soo dhaweeyay dadaalka Musharax Madaxweyne Dr Xuseen Cabdi Xalane uu ku soo kordhiyay Degmada Ceelbarde daawo Muqaalka
Jimco: October 21, 2021 Musharax Madaxweyne Dr Xuseen Cabdi Xalane ahna Wasiirkii hore ee maaliyada Soomaaliya ayay si...
Somalida ingiriiska oo la Kulmay Cadaadis xoogan ka dib dilkii Loo gaysta Xildhibaanka
Jimco: October 21, 2021 Soomaalida ku nool Ingiriiska ayaa helay hanjabaadyo dil ah ka- dib markii xildhibaan dhawaan...
Musharax Madaxweyne Dr Xuseen Cabdi Xalane oo dhagax dhigay Garoon diyaaradeed iyo isbitaalka. Degmada Ceelbarde Sawiro
Jimco: October 21, 2021 Wararka ka imaanaya Degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool ayaa sheegaya in Musharax Madaxweyne Dr...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo sheegay in uu dhamaaday kala ragtid uwanaantii Farmaajo & Rooble
Jimco: October 21, 2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa sheegay in uu dhamaaday...
AMISOM oo war kasoo saaray baaritaan ay ku sameeyeen falkii Ciidamo ka tirsan AMISOM
Jimco: October 21, 2021 Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa war kasoo saaray baaritaan ay ku sameeyeen falkii...
Dhakhaatiir Maraykan ah oo kelli doofaar ku talllaalay qof bini-aadan ah
Jimco: October 21, 2021 Dhakhaatiirta qalliinka Maraykanka ayaa sheegay inay ku guulaysteen in kelli doofaar ay ku tallaaleen...