Xukuumadaha Kenya iyo Maamulka Somaliland oo qorshaynaya in ay yeeshaan xidhiidh ganacsi sida ay sheegeen
Talaado: october 26, 2021 Xukuumadaha Somaliland iyo Kenya ayaa qorshaynaya in ay yeeshaan xidhiidh ganacsi oo dhexmara, iyadoo...
Wiil dhalinyaro ah oo Aabihiis ku dilay degmada Wadajir Muqdisho
Talaado: october 26, 2021 Dhacdo murugo leh ayaa xalay fiidkii hore ka dhacday gudaha magaalada Muqdisho, gaar ahaan...
Rooble oo bulshada Puntland ugu hambalyeeyay doorashada golaha deegaanka
Talaado: October 26, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa bulshada, hoggaanka dowlad-goboleedka Puntland iyo guud...
Guddoomiyaha Midowga Africa oo walaac ka muujiyay xaalada waddanka Suudaan
Talaado: October 26, 2021 Guddoomiyaha Midowga Africa, ayaa walaac ka muujiyay waddanka Suudaan kadib markii ciidamada Milaterigu la wareegeen...
Gudoomiye Ku-xigeenka Ammniga Gobolka banaadir cali yare oo baaq u diray Qoor Qoor
Isniin: October 25, 2021 Gudoomiyaha Ammniga Gobolka banaadir Cali yare Cali oo maalmihihii la soo dhaafay la dhacsanaa...
Safaaradaha Mareykanka, Canada iyo Netherlands ee Turkiga oo ku dhawaaqay in ay ka laabten faragalintii Turkiga ay ku hayeen.
Isniin: October 25, 2021 Xili 48 saac ka hor uu Dalka Turkiga amar ku baxshay in ay ka...
Guriceel oo caawa dagan aaga Jaamacada oo laga jaray Biyaha iyo Korontada iyo gaadiid dagaal laga qabtay..
Isniin: October 25, 2021 Waraka ka imanaya caawa magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xaalka uu...
Jeneraalka ugu sarreeya Sudan oo ku dhawaaqay xaalad deg deg ah kalana diray dowladdii rayidka
Isniin: October 25, 2021 Jeneraalka ugu sarreeya Sudan ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah, wuxuuna kala diray...
indha cadde “Nimanka Ahlu-Sunna la leeyahay waa Kaankaro fidno waaye, in la gooyo maahee xal kale maleh daawo Muqaal
Isniin: October 25, 2021 Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacadde oo ka hadlay dagaalka ka socda magaalada Guriceel ee...
Dadka Ka barakacay degmada Guriceel ee gobolka Galguduud oo ka cabanaya gargaar la’aan.
Isniin: October 25, 2021 Dadka Ka barakacay degmada Guriceel ee gobolka Galguduud ee maalintii saddexaad ay ku dagaallamayaan...