Uganda Oo Sheegtay In Qof Ismiidaamiyay Uu Ka Dambeeyay Qarax Ka Dhacay Kampala
Arbaco: October 27, 2021 Afhayeenka booliiska Fred Enanga ayaa sheegay in qofka ku dhintey qaraxa uu ahaa qof...
Ciidamada Ammaanka oo howlgallo ka sameeyay Baladweyne.
Arbaco: October 27, 2021 Ciidamada Booliiska DG Hir-Shabeelle ayaa howlgallo baaris ah ka sameeyay xaafadaha Magaalada Baladweyne, Gaadiidka...
Maxamed Bin Salmaan: “Wuxuu doonayay in boqor Cabdalla lagu dilo faraanti sun ah” – Sarkaal Hore
Arbaco: October 27, 2021 Sarkaal hore oo ka tirsanaa sirdoonka Sacuudiga ayaa sheegay dhaxal sugaha dalkaas Maxamed Bin...
Ciidanka Ahlusunna oo wata Gaadiidkooda dagaalka oo ku baxay wadada deegaanka Gowd wiil ee dhacda dhanka Waqooyi Beri degmadda Giriceel
Arbaco: October 27, 2021 Ciidanka Ahlusunna oo wata Gaadiidkooda dagaalka ayaa ku baxay wadada deegaanka Gowd wiil ee...
Saaxiibada caalamka oo ka walaacsan xaaladda beni’aadanimo ee Guriceel
Saaxiibada Beesha Caalamka ayaa ka walaacsan dagaalka ka socda magaalada Guriceel ee Dowlad Goboleedka Galmudug.“Colaaddu ma aha oo...
Rooble oo amar siiyay Saraakiisha hay’adda NISA
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo wehliyay Wasiirka Amniga Gudaha ayaa galabta kormeeray Xarunta Hey’adda NISA ee...
Mareykanka oo sheegay inay ka fiirsanayaan taageerada ciidanka Danab
Mareykanka ayaa sheegey inay ka fiirsanayaan taageerada ay siiyaan Ciidanka Danab ee Soomaaliya.Arrintan ayaa ka danbeysey kadib markii...
DEG DEG: Mareykanka oo sheegay inay ka fiirsanayaan taageerada ciidanka Danab kadib dagaalkii Guriceel
Talaado: October 26, 2021 Mareykanka ayaa sheegey inay ka fiirsanayaan taageerada ay siiyaan Ciidanka Danab ee Soomaaliya kadib...
Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay taliyaha AMISOM kalana hadlay dagaalka Al-shabaab
Talaado: October 26, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed...
Gudiga Gaadiidleyda Xamuulka ah ee Gobolka banaadir oo cabasho u gudbiyay Raisal Wasaare Rooble
Talaado: October 26, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay mas’uuliyiinta Wasaaradaha Dekadaha,...