Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda Puntland.
Isniin: November 1, 2021 Garoowe: 01 November 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray...
Wasiirka Arrimaha oo Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya kala hadlay dhibaatada haysata Somalida joogta Turkiga
Isniin: November 1, 2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa maanta...
Puntland oo joojisey goor dhawayd madal uu ka hadli lahaa Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Federaalka Cirro
Isniin: November 1, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada garoowe ayaa sheegaya in caawa maamulka Puntland uu joojiyay madal...
Muqdisho oo lagu aasay 7-dii qof ee 10-kii bishii Agoosto ay ciidamada AMISOM ku laayeen deegaanka Golweyn
Isniin: November 1, 2021 magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu aasay meydadka 7-dii qof ee 10-kii bishii Agoosto ay...
Jabhadda mucaaradka Oromiya oo sheegtay inay dowaladda kala wareegeen magaalooyiin
Isniin: November 1, 2021 Hogaamiyaha jabhadda xoreynta Oromiya ee loo soo gaabiyo OLA ayaa BBC u sheegay in...
Madaxwaynaha deegaanka Soomaalida oo kulan la yeeshay saraakiisha amniga
Isniin: November 1, 2021 Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxummed Cumar ayaa maanta kulan la qaatay saraakiisha...
Agaasimayaasha waaxyaha Dowlada dhexe iyo Dowlada Goboleedyada oo hay’adda UNDP Tababar u furtay
Isniin: November 1, 2021 Agaasimayaasha waaxyaha Maamulka iyo Maaliyadda,Qorshaynta iyo Tababarada iyo Arrimaha Bulshada iyo Dhaqanka ee Wasaarada...
Korneel C/llaahi oo ka tirsanaa NISA oo sheegay in NISA ay keensatay Qalab qal qal galinaya Doorashada
Isniin: November 1, 2021 Korneel C/llaahi Cali Macow oo ka tirsan Saraakiishii hore ee NISA ayaa shaaciyey in...
Mucaaradka Ethiopia oo guulo sheegtay iyo Abiy oo baaq diray
Isniin: November 1, 2021 Laba jabhadood oo mucaarad ah oo dagaal kula jira dowladda dhexe ee Itoobiya ayaa...
Xisbiga talada Japan haya oo mar kale ku guulaystay doorashadii shalay dalkaas ka dhacday.
Isniin: November 1, 2021 R/wasaaraha dalka Japan Fuumiyo Kishida ayaa sheegtay inuu guul ka gaaray doorashadii guud ee...