Safaaradda Mareykanka ee Ethiopia oo digniin u jeedisay muwaadiniinta Maraykanka ah ee ku nool dalka Ethiopia.
Arbaco: November 3, 2021 Safaaradda Mareykanka ee waddanka Ethiopia, ayaa bayaan ay soo saartay waxay digniin u jeedisay...
Dabley hubaysan oo ka tirsan Al-shabaab oo xalay weerar ku qaaday saldhigyo ciidan oo ku yaalla magaalada Baydhabo
Arbaco: November 3, 2021 Dabley hubaysan oo ka tirsan Al-shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday saldhigyo ciidan oo...
Muxuu Erdogan ku diidey ka qaybgalka shirka ugu weyn caalamka?
Arbaco: November 3, 2021 Xilli ay madaxda dalalka caalamka ayaa isugu yimiddeen shirka cimilada ee Qaramada Midoobay ee...
Ciidamo gadoodsan oo xirtay Wadada u dhaxeya Garoowe iyo Laascaanood saacadihii la soo dhaafay
Arbaco: November 3, 2021 Ciidamo ka tirsan kuwa Dowlad Goboleedka Puntland kana gadoodsan mushaar la’aan ayaa xirtay wadada...
Booliiska Gobolka Mudug oo sheegay in hawlgal qorshaysan ay xalay ka fuliyeen magaalada Gaalkacyo ay ku qabteen khamri
Arbaco: November 3, 2021 Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Mudug ayaa sheegay in hawlgal qorshaysan oo ay xalay ka...
Wasiirad Khadiija Diiriye oo wajahaysa xaalad una dacwootay ugaaska Mudulood
Talaado: November 2, 2021 Wasiirka gargaarka Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye oo xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka soo aheyd...
Faysal Cali Waraabe oo wacad ku maray in uusan warejin doonin Gudoomiyaha Xisbiga UCID.
Talaado: November 2, 2021 Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Somaliland UCID Faysal Cali Warabe ayaa sheegay in uusan diyaar u...
Goodax bare “ Dowlada soomaaliya waa mid ka liidata Al-Shabaab, shacabkana shabaab ayay Cadaalad u doontaan
Talaado: November 2, 2021 Wasiirkii hore ee wasaarada waxbarashada xukuumada Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre oo sidoo kalena ah...
Dadka Reer Suurya oo baraha bulshada ee Turkiga ku saameeyay qosol iyo kaftan Qofkii lagu arko laga musaafurinayo Turkiga
Talaado: November 2, 2021 Dadka reer Suurya ayaa baraha bulshada ee Turkiga ku saameeyay qosol iyo kaftan ay...
Ciidamada Kumaandooska Danab oo mar kale tababar loogu xiray Xaruntooda
Talaado: November 2, 2021 Ciidamada Kumaandooska Danab ayaa mar kale waxaa loogu soo xiray tababar Xaruntooda ku taala...