Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya oo Fariin u dirtay Madaxda Maamul Goboleedyada
Sabti: November 6, 2021 Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay kaga hadashay doorashooyinka 2021-ka, gaar...
Xukun lagu riday dad ku howlanaa ka ganacsiga khamriga magaalada Galkacyo
Sabti: November 6, 2021 Gudoomiyaha gobolka Mudug iyo masuuliyiin kale ayaa ka qaybgalay xukun ay maxkamadda darajada koowaad...
Dad ku geeriyooday qarax ka dhashay Booyad shidaal oo ka dhacay Sierra Leone
Sabti: November 6, 2021 Booyad sidday shidaal ayaa ku qaraxday galinkii danbe ee shalay magaalada Freetown ee dalka...
Dowladda Itoobiya oo sheegtay in isbahaysiga ka dhanka ah ee looga dhawaaqay caasimadda Maraykanka
Sabti: November 6, 2021 Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in isbahaysiga ka dhanka ah ee looga dhawaaqay caasimadda Maraykanka...
Sweden oo Baasaboorka kala wareegtay Nin Soomaali ah oo lunsaday malaayiin dollar
Sabti: November 6, 2021 Madaxii hore ee dugsiga Muslimiinta Sweden, Cabdirisaaq Waaberi ayaa lagu eedeeyay inuu malaayiin karoon...
Germalka Hooyo Dishay Shan kamid ah Caruurteeda oo Xabsi Daa’in lagu Xukumay
Sabti: November 6, 2021 Maxkamad ku taal galbeedka Jarmalka ayaa khamiistii xukun xabsi daa’in ah ku xukuntay haweeney...
Xiisad ka taagneyd Koonfurta Gobolka Mudug oo laga gaaray Heshiis Hordhac ah
Sabti: November 6, 2021 Kulamo saacadihii la soo dhaafay ka socday degaanka Dhagtuur ee Koonfurta Gobolka Mudug ayaa...
Xubin ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Galmudug
Sabti: November 6, 2021 Ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa isku soo dhiibay...
Xilliga ay doorashada BF ka billaabaneyso maamul goboleedyada oo la shaaciyay
Sabti: November 6, 2021 Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer Federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa shaaciyay in toddobaadka soo socda...
Safaaradda Maraykanka ee Addis Ababa oo digniin ay soo saartay ugu baaqday muwaadiniinteeda inay sida ugu dhaqsaha badan uga baxaan Itoobiya.
Sabti: November 6, 2021 Safaaradda Maraykanka ee Addis Ababa ayaa digniin ay Jimcihii soo saartay ugu baaqday muwaadiniinteeda...