Poland oo qaadeeyso tallaabo kale oo wadnaha jartay muhaajiriinta ka soo tallaabaya Belarus.
Isniin: November 8, 2021 Waxaa jira muuqaal muujinaya boqolaal qof oo ka ag dhaw xayn-daabka siliga, kuwaas oo...
Madaxweynaha Galmudug oo maanta qaabilay Ciidamo ka soo goostay Ahlusunna ee deegaanka Bohol
. Isniin: November 8, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareb ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowlaada Galmudug Qoor Qoor...
SAWIRo:-Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arr.Dastuurka Oo Kulan Xasaasi ah Laqaatay odiyaasha Dhaqanka Beeshiisa.
Kulanka ayaa ahaa mid ay goobjoog u ahaayeen qaybaha kala duwan ee odiyaasha beesha asharaaf, ayaa lagu lafa...
Wafdi ka socda Golaha Ammaanka iyo Nabadda Midowga Afrika oo galabta soo gaaray magaalada Muqdisho
Isniin: November 8, 2021 Wafdi ka socda Golaha Ammaanka iyo Nabadda Midowga Afrika (AU-PSC) ayaa galabta soo gaaray...
Nin mindi ku hubeysan oo goor dhawayd weerar ku qaaday ciidamo ka tirsan booliska dalka Faransiiska.
Isniin: November 8, 2021 Nin mindi ku hubeysan ayaa weerar ku qaaday ciidamo ka tirsan booliska magaalada Cannes...
Degmada Kaaraan oo shacabka dagan aysan socon karin Xiliyada habeenkii ah Tuugo darteed..
Wararka ka imaanaya degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dadka halkaas dagan ay aad ugu dhiban...
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo mar kale baaq u diray shacabka Itoobiya
Isniin: November 8, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa shacabka ugu baaqay inay ku dadaalaan midnimada xilli...
Mucaaradka Ethiopia oo qaboojiyey cabsida laga qabo in Addis-Ababa ay qabsadaan
Isniin: November 8, 2021 Mucaaradka dagaalka kula jira dowladda Ethiopia ayaa Axaddii hoos u dhigay wararka sheegaya inay...
Wasiirka warfaafinta Galmudug oo sheegay in aysan wada hadal la galaynin Ahlusunna
Isniin: November 8, 2021 Saacado kadib markii uu BBC la hadlay Madaxa Ahlusunna wal jameeca Macalin maxamuud, oo...