Duuliyeyaashii ugu horeeyey oo ay dowladda Soomaaliya siisay ruqsad
Arbaco : November 10, 2021 Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta duuliyeyaashii ugu horreeyay ee shirkad gaar loo leeyahay...
Waaxda caafimaadka UK ee NHS oo amar ku bixisay in shaqaalaha caafimaadka ay qaataan talaalka COVID-19
Arbaco : November 10, 2021 Dawladda Britain ayaa amar ku bixisay in shaqaalaha caafimaadka ay ku qasban yihiin...
Madaxa Golaha Sare ee Dowladda Liibiya oo ugu baaqay dhinacyada hubeysan inay qaadacaan doorashada
Arbaco : November 10, 2021 Madaxa Golaha Sare ee Dawladda Liibiya, Khaled Al-Mashri, ayaa la kulmay hoggaamiyeyaasha kooxaha...
Darawalo tiro badan oo u shaqeeya Qaramada Midoobay oo lagu xirey Itoobiya
Arbaco : November 10, 2021 Wakaaladaha wararka Reuters iyo AFP, ayaa soo tabiyey in la xirey 72 darawal,...
Hub ka yimid Dalka Iran oo la sheegay inuu soo galay Soomaaliya uuna ka soo galay Gacanka Cadan
Arbaco : November 10, 2021 Hub ay Iran u qeybisay Xuutiyiinta dalka Yemen ayaa si sharci-darro ah looga...
Waa tuma gabadha gilgilaysa kursiga HOP097 ee Khadiija Diiriye ay ku fadhido?
Arbaco : November 10, 2021 Guud ahaan Soomaaliya waxaa maalmaha soo aaddan bilaabmi doona doorashada kuraasta Aqalka Hoose...
Booliska oo faahfaahin ka bixiyey weerar shalay guddoomiye ku-xigeenka degmada Wadajir loo geestay
Arbaco : November 10, 2021 Booliska Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyey weerar shalay guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda degmada Wadajir...
Labo ilmo adeerro ah oo dagaal qaraar kaddib midba kan kale gacanta ka gooyay
Arbaco: November 10, 2021 Booliiska Nigeria ayaa sheegay inay baarayaan dhacdo dhif ah oo horseedday in labo nin...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta oo markii ugu horeysay la kulmay Madaxweyne Bashaar Al-Asad.
Arbaco: November 10, 2021 Wafdi heerkiisu sarreeyo oo ka socda dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa muddo 10 sano...
Madaxweyne Macron ‘oo ka qoomameeyay’ xiisadda kala dhaxeysa Algeria
Arbaco: November 10, 2021 Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron wuxuu Algeria u hayaa “xushmadda ugu sarreysa,” wuxuuna ka “qoomameynayaa”...