Askari lagu dilay Muqdisho
Kooxo hubeysan ayaa goor dhow Askari ku dilay Isgoyska Warshadda Caanaha ee Muqdisho sidda ay Risaala u xaqiijiyeen...
Wararkii ugu dambeeyay xaaladda Suudaan oo kacsan
Dhammaan buundooyinka caasimadda Suudaan ee Khartoum, ayaa maanta oo sabti ah la xiray ka hor mudaaharaadyada la qorsheeyay...
Sarkaal ka tirsanaa Shabaab oo isku dhiibay ciidanka dowladda
Gudoomiyaha degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose Sayid Cali Ibraahim ayaa xaqiijiyay in sarkaal ka tirsanaa ururka Al-Shabaab...
Doorashada labo kursi oo maanta ka dhacaysa Dhuusamareeb
Magaalada Dhusamareeb ee Caasimada maamulka Galmudug ayaa lagu waddaa in maanta lagu qabto doorashada labo kursi oo ka...
Galmudug oo gacanta kusoo dhigtay shaqsiyaad ka dambeeyay dilal ka dhacay Mudug
Howlgal socday muddo 8 bari ah ayaa lagu soo gaban gabeeyey degaanka dhagtuur ee koofurta gobolka mudug, ka...
Mareykanka oo cunaqabateyn ku soo rogay militariga Eritrea
Mareykanka ayaa cunaqabateyn ku soo rogay militariga Eritrea iyo xisbiga talada haya Jimcihii, isagoo ku eedeeyay inay gacan...
Dibad baxayadii ka socday Suudaan oo sii xoogeeystay
. Sabti: November 13, 2021 Magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan ayaa waxaa ka socdo mudaaharaadyo looga soo...
Doorashada Kuraasta Aqalka Sare Ee Ku Harsan Galmudug Oo Maanta Dhaceysa.
. Sabti: November 13, 2021 Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu wadaa inay Maanta oo...
Galmudug oo xirtay 7 ruux oo ku eedeysan Dilal ka dhacay Koofurta Koofurta Mudug.
Sabti: November 13, 2021 Ciidanka Booliska Maamulka Galmudug ayaa howlgal qaatay 8 maalmood waxaa ay ka sameeyeen degaano...
Jeneraalka MareykankaWilliam Zana oo sheegay in ciidamada Mareykanka ay diyaar u yihiin in howlgal Milatari Itoobiya
Sabti: November 13, 2021 Jeneraalka sare ee Mareykanka William Zana ayaa u sheegay warbaahinta in ciidamada Mareykanka ay...